2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaafadaha Magaalada Muqdisho Oo Laga Mamnuucay In Maalmaha Ciidda Lagu Qalo Xoolaha War kasoo baxay Taliska ilaalada deegaanka Xamar waxaa lagu sheegay In maalmaha Ciidda aan Xoolaha Nool lagu qali karin xaafadaha magaalada Muqdisho, lana ogolyahay in lagu qalo oo kaliya Kawaanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Waddoyinka Xiran Ee Muqdisho, Shirka IGAD Iyo Kan u Socda Madasha Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan sababta loo xiray waddooyinka Muqdisho, shirka dhowaan ay madaxda IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland: Duulaan Baan Ku Nahay Deegaannada Ay Al-shabaab Ku Sugan Yihiin Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dhowaan ay ku wajahan yihiin ciidankooda deegaanno ka tirsan gobollada Jubbooyinka ee ay joogaan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka laamaha amniga Jubbaland Axmed Maxamuud Maxamed oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyinka Oo Maalintii Labaad Xiran Maalintii Labaad waxaa xiran waddooyinka magaalada Muqdisho kuwooda ugu muhiimsan, iyadoo lagu arkayo ciidamo badan oo ka tirsan dowladda Federaalka oo halkaasi ku sugan. Wadada Makka Al-mukarrama waxaa isgoys walbo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Sheekh Axmed “Ma Ogin Qaab Sharciyeed Uu Madaxweynaha Kusii Fadhin Karo Kursiga” Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka C/weli Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu kursiga ka dego, maadaama ay maanta ku egtahay Afartii Sano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaar Garow Loogu Jiro Soo Dhoweynta Ciidul Adxaa Iyo Suuqyada Muqdisho Oo Mashquul Ah Suuqayad magaalada Muqdisho waxaa laga dareemayaa u diyaar garowga Ciidul Adxaa oo maalinta berri ah naga xigto. Ciidul Adxa oo Soomaalida ay u taqaano Ciidda weyn ayaa kamid ah Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xujeyda Soomaaliyeed Oo Helaya Adeegyo Dheeraad Ah Safiirka Soomaaliya ee dalka Sacuudiga Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in sanadkaan ay adeegyo dheeraad ah helayaan Xujeyda Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay in ay diyaariyeen sanadkaan adeegyo aysan xujeyda haysan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Nuur Axmed: Askariga Labada Dhinac Ka Fekaraya Ninkani magaciisa runta ah ma ahan Nuur Axmed balse waa mid uu dalbaday inaan ugu yeerno, waxa uu ka tirsan yahay ciidamada xoogga dalka, waana aabaha Saddex Caruur ah, noloshiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Deegaan u Diyaarinaya Soomaalida Kasoo Laabaneysa Qaxootiga Kenya Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in hadda ay wadaan qorsheyaal ay deegaan ugu diyaarinayaa dadka kasoo jeeda gobolladaasi ee kasoo laabanaya xeryaha qaxootiga dalka Kenya. Wasiirka wasaaradda beeraha maamulkaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:War Maanta waxay ku beegan tahay markii Afar Sano kahor xilka madaxweynaha loo doortay Xasan Sheekh, iyadoo sida dastuurka ku xusanna maanta uu xilka madaxweynaha ku egyahay, hadaba Goobjoog News ayaa…