1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Duleedka Magaalada B/weyne Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan gaar ahaan galbeedka magaalada Baladweyne ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu dilay qof shacab ah. Rag hubeysan ayaa qofkan shacabka ah ku dilay deegaan qiyaastii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Puntland Iyo Galmudug Oo Billaabay Ka Hadallka Dagaallo Ka Dhacay Mudug Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa wada hadal uga billowday waxgarad kasoo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug, kuwaasi oo ka shiraya dagaallo dhawaan ka dhacay Bariga Gobolka Mudug. Waxgaradkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Qaad Ka Keentay Dalka Kenya Oo Kasoo Degtay Degmada Gaalkacyo Saakay oo Khamiis ah ayaa lagu soo waramayaa in diyaarad Qaad ka keentay dalka Kenya ay kasoo degtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Garoonka Diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee maamulka Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Degmada Cadaado Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Degmadaasi Taliska ciidanka Booliiska degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal ay ciidamadooda ka sameeyeen degmada Cadaado iyo deegaanno kale oo ku dhow degmadaasi. Taliye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Rag Hubeysan Oo Weerar Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Geystay Degmada Caabudwaaq, Galgaduud Dabley hubeysan ayaa fiidkii xalay waxay weerar ku qaadeen goob lagu shaaho oo ku taalla degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirtay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Oo Ka Hadlay Sababta Dowladda Federaaka u Joojisay Qaadka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xanibaad ku soo rogtay Qaadkii uga imaanayey dalka Kenya sababo ay ku sheetay in guddoomiyaha Meru, Peter Munya uu u isticmaalay ganacsiga olole lagu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Gedo Oo Sheegay In Dhowaan Ay Qaadi Doonaan Dagaallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka gobolka Gedo ee Jubbaland ayaa sheegay in si awood ah ay kula wareegi doonaan dhammaan deegaannada ka maqan gacanta maamulkaasi, islamarkaana ay ku sugan yihiin Xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud. Dagaalkaan ayaa dhacay saqdhexe xalay, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Ka Shaqeeya Amniga Doorashooyinka Ka Dhacaya Jubbaland Oo La Magacaabay Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose waxaa kusoo dhammaaday kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen hay’adaha amniga Jubbaland, AMISOM iyo Qaramada Midoobay kaasi oo looga hadlayey sidii loo sugi lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa ayaa habeenkii xalay ahaa waxya howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Xaafadda Buulo-xuubey iyo xaafado kale oo degmadaasi ka…