1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay shirka madasha Wadatashiga qaran, kaasi oo ay ka qeybgalayaan madaxda dowladda Federaalka kuwa maamul goboleeydada iyo mas’uuliyiin kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama Oo Baajiyey Kulan Uu La Yeelan Lahaa Dhiggiisa Philippine Madaxweynaha dalka Maraykanka Brack Obama ayaa ka noqday kulan uu horay ugu qorsheeyay in uu la qaato dhiggiisa dalka Philippine kadib aflagaado uga timid madaxweynaha dalkaasi. Obama ayaa go’aansaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 30 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Dalka Afghanistan Waxaa sii Kor dhaya Khasaaraha ka dhashay Weeraro qaraxyo ah oo ka dahcay caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul, waxaan la xaqiijiyey in halkaasi ay ku geeriyootay 35 qof oo ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax C/raxmaan C/shakuur “Shaqsi Ka Tirsan Gobolka Banaadir Ayaa Fujiyey Boorar Aan Ku Xayeeysiinayey Musharraxnimadeyda” Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in la fujiyey Boorar uu isku xayeeysiinayey kuwaa oo lagu dhejiyey qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay Musharraxa in markii la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay In Saraakiil Ka Tirsan Al-shabaab Ku Dileen Gobolka Shabellaha Hoose Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay weerar ay ciidanka Danab ee sida gaarka ah u tababaran ka geysteen gobolka Shabellaha Hoose ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Wakaaladda wararka SONNA…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Wada Hadal Ayaa Ka Socda Amniga Guud Ee Dalka” Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in rajo aad u weyn ka qabaan in la sugo amniga guud ee dalka marka ay dhacayaan doorashooyinka dadban. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:War Waa dood ku saabsan Sharciga Axsaabta dalka oo dhowaan uu meelmariyey Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana ka qeybgalaya Guddoomiyaha xisbiga Kulan C/qaadir Barnaamij, Xoghayaha guud ee Xisbiga Daljir Axmed Macallin Fiqi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In Aanu Quseyn Go’aankii Dowladda Federaalka Ku Hakisay Qaadka Kenya Maamulka Puntland ayaa sheegay in marnaba aanu quseyn go’aankii shalay dowladda Federaalka ku hakisay diyaaradihii qaadka keeni jiray dalka ee ka imaanayey Kenya. Afhayeenka maamulkaa Puntland C/laahi Quraan Jecel oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Qaramada Madoobe Oo Maanta Gaaray Magaalada Cadaado Wafdigan ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan mashaariicda hormarinta ee UNDPD-da ayaa ka koobnaa qaybaha taageera cadaaladda, Booliska iyo Baarlamaanka, waxaana kulanka ay wada qaateen Guddoonka Baarlamaanka Galmudug looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Hakisay Qaadkii Ka Imaan Jiray Kenya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in si KMG ah u joojisay dhammaan duulimaadyada qaadka ee imaan jiray Soomaaliya kana imaanaya dalka Kenya. Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Cali…