3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Madaxweyne Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweyne Sanadkaan 2016. Waxa uu sheegay Sharmaarke…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay ay diyaaradahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Sababay Khasaare Hanti Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari nooca xamuulka qaada ayaa lagu soo waramayaa in saakay uu ku fariin goostay xarumo ganacsi iyo goobo la dhigyo gaadiidka oo ku yaalla degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Qof…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Michael Keating Oo Rajo Ka Muujiyey In Doorashooyinka Soomaaliya u Dhacaan Si Xalaal Ah Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka la filayo in dalka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Shaacisay Waqtiga Magaalada Muqdisho Lagu Qabanayo Shirka Madaxda Wadamada IGAD Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga magaalada Muqdisho lagu qabanayo shirka madaxda wadamada IGAD. Wasiirka arrimaha dibadda C/salaan Hadliye Cumar oo saxaafadda kula hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay in shirkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta La Filayo Inuu Ka Furmo Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madasha Wadatashiga qaran, kaasi oo kahor dhacay waqtigii lagu ballamay ee ahaa inuu furmo 7-da bishan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfurta Sudan Oo Aqbalay In Dalkiisa La Geeyo Ciidamo Shisheeye Madaxweynaha Koofurta Sudan ayaa aqbalay in la geeyo wadankiisa ciidamo shisheeye oo tiradoodu gaareysa 4-kun oo askari kuwaa oo ka socda golaha amaaanka ee Qaramada Midoobay. Warkaan ayaa imaanaya kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Saxiixay Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qalinka ku duugay sharciga Axsaabta siyaasadda dalka oo horay baarlamaanka u meelmariyey. Munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Villa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating: Haku Dhammaado Xilka Madaxweynaha 6-da November (GAAR AH) Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay in loo baahan yahay 6-da bisha November 2016 in uusan xil sii hayn madaxweynaha hadda dalka ka jira ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Aminga: Dadka Ugu muhiimsan Ee Aan Rabno In Amnigooda Ka Shaqeyno Waa Musharraxiinta Wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in si aad ah loo sugi doono amniga guud ee dalka gaar ahaan meelaha lagu qabanayo doorashooyinka. Wasiirka wasaaraddaasi C/risaaq Maxamed oo…