1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Beeraley Oo Ka Taagan Duleedka Degmada Jowhar, Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan inay ka taagan tahay xiisad dagaal. Wararka ayaa sheegaya in degaanka Gaaleef oo dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Fasaxday Qaxootigii Ay Ku Xanibeen Degmada Dhoobley, J/hoose Maamulka Jubbaland ayaa ogolaaday inay soo gudbaan qaxooti Soomaaliyeed oo ku sugnaa degmada Dhadhaab kuwaa oo ka yimid dalka Kenya, balse Jubbaland diiday inay soo gudbaan. Wasiirka Arrimaha gudaha Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Dalka Uzbekistan Oo Geeriyooday Dowladda Uzbekistan ayaa si rasmi ah waxay u shaacisay geerida madaxweynahoodii Uzbekistan Islam Karimov kaas oo muddo Todobaad ah xanuunsanayey. Karimov ayaa dalka Uzbekistan xukumayey 25-sano, waxaana uu ku dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Jowhar Oo Maanta La Filayo In Uu Dib u Furmo Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe dib uga furmo shirka maamul u sameynta gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Waxaa guud ahaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Guddiyada Doorashooyinka Waa Inay Si cadaalad Ah u Maamulaan Doorashada” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay si buuxda isugu diyaariyaan, kana qeyb qaataan doorashooyinka la filayo inay dhowaan dalka ka dhacaan. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Mar Kale Ka Digtey Xanibaadda Puntland Kusoo Rogtay Gaadiidka Ganacsi Ee Ka Taga Koonfur Maamulka Galmudug ayaa mar kale digniin kasoo saaray dhibaatada ka dhalan karta xanibaadda maamulka Puntland kusoo rogtay gaaadiidka ka taga gobollada Koonfureed ee ganacsiga u wada deegaannada maamulkaasi kaarrimiyo. Kulan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Hadlay Amniga Doorashada 2016 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay amniga doorashada la filayo in dhawaan ay ka dhacdo guud ahaan dalka. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Rasaas Ciidanka Dowladda Ay Ku Fureen Dad Ku Sugnaa Duleedka Baladweyne Hal qof ayaa ku geeriyooday kadib rasaas lagu furay dad shacab ah oo ku sugan duleedka magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan. Deegaanka Ceeljaalle oo qiyaastii 3 Km u jira B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Shirka Dib Uga Furmaya Jowhar Oo Maanta Ka Dhacay B/weyne Dibadbax aad u ballaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan kaas oo ay soo agaasimeen dadweynaha magaalada. Wararka ayaa sheegaya in dibadbaxaan lagu diidanaa ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Tarsan Oo Sheegay In Dowladda Ku Guul Dareysatay Wada Hadallada Somaliland Guddoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in Dawladda ay ku guul dareysatay wada hadallada Somaliland. Maxamuud Axmed Nuur Taraan oo hadda ah guddoomiyaha xisbiga cadaaladda…