1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dhuux: Dad Khibrad Leh Ha Hoggaamiyeen Hay’adaha Amniga Xildhibaan ka tirsan dowladda federaalka ayaa ku baaqay in dad khibrad u leh ammaanka loo dhiibo hay’adaha amniga si ay dowladda uga guuleysto Xarakada Al-shabaab. Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Jubbaland Oo Lagu Eedeeynayo Inuu Is Hortaagay Qaxooti Iskood Uga soo Laabanayey Dalka Kenya Maamulka Jubbaland ayaa lagu eedeeyay inuu is hor istaag ku sameeyay boqolaal qaxooti ah kuwaas oo ka imaanayay xeryaha Dhadhaab ee waqooyi bari wadanka Kenya. Xildhibaan Maxamed Xuseen Isxaaq (Afaraale)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Cusub Oo Loo Dhisayo Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxaa ku sugan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland kuwaas oo kulamo la leh waxgaradka Degmada qeybahooda kala duwan. Masuuliyiintaan waxaa ka mid Madaxwayne ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey “Shaqo Badan Ayaa Ka Horreysa Inay Dhacdo Doorasho Qof Iyo Cod Ah” Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Oo Sheegay In Shaqooyin Badan Ka Horreeyaan Doorasho Qof Iyo Cod Ah Oo Dalka Ka Dhacda Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Gobolka Mudug Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Xiisadda Ka Jirta Gaalkacyo Culimada Gobolka Mudug ayaa ka hadlay xiisad maalmihii ugu dambeeyay ka jirtay magaalada Gaaalkacyo ee gobolka Mudug iyaga oo farriin u diray maamullada Puntland iyo Galmudug. Sheekh Maxamed Macallin Cali …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir: Horumar Badan Ayaan Ka Sameynay Degmada Maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in wax badan ay ka qabteen adeegyada Bulshada ee degmadaasi, islamarkaana ay horumariyeen adeegyo badan oo muhiim ah. Guddoomiyaha degmadaasi Axmed Cabdulle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsanaa Shirkadda Dahabshiil Oo Laagu Dilay Degmada Laascaanood Ee Sool Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Laaascaanood ee gobolka Sool ku dileen Xisaabiyahii Guud ee Koonfurtaiyo Bartamaha Bankiga Dahabshiil. Marxuumka dhintay ayaa lagu magacaabayey Maxamed Xirsi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Sanaag Faah faahin dheeraad ah ayaa laga heyalaa dagaallo u dhaxeeyay Maleeshiyo beeleed, kaasi oo ka dhacay deegaanka Ceel Afweyne ee gobolka Sool. In ka badan 10 qof oo dhinacyadii dagaallamay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Go’aamiyey Kordhinta Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulankooda isbuuclaha ah ayaa si qoto dheer uga dooday xaalada amniga guud ee dalka, waxaana kulanka shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Puntland Oo Maanta Loo Diiday Inay u Gudbaan Gaadiid Ka Tagey Koonfurta Dalka Maamulka Puntland ayaa maanta sheegay in uu si toos ah u dhaqan galay go’aankii ay soo saareen maalmo kahor ee ahaa in Kowda bishan ay gaadiidka badeecadaha u gudbi Karin…