1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Billaabay Qorshe Lagu Baahinayo Sharciga Dowladaha Hoose Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed C/raxmaan Aadan Ibraahim ayaa ka warbixiyey qorshaha ku aadan baahinta shuruucda maamullada dowlaha Hoose. Wasiirka oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Howlgal Ay Dad Ku Qabteen Ka Sameeyay Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayey islamarkaana dad badan ay ku qabteen waxay ka sameeyeen deegaanka Lambar 50 ee Shabellaha Hoose. In ka badan 10 qof ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Galmudug: Odayaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Ee Weli Maqan Degdeg Haku Yimaadaan Cadaado Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ugu baaqay Odayaasha dhaqanka ee la doonayo inay soo xulaan xildhibaannada Galmudug, islamarkaana aan weli tagin degmada Cadaado inay degdeg ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Dhaawacyada Halista Ah Kasoo Gaaray Weerarkii SYL Oo Dibadda Loo Qaadayo Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dadkii shalay ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Hotelka SYL islamarkaana dalka aan wax looga qaban karin loo qaadi doono caafimaad dibadda ah. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Xoojineysa Taageerada Dib u Dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Dowladda Qatar ayaa sheegtay inay xoojineyso dadaallada ay ku taaagerayso dib u dhiska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo sidoo kale horumarada xagga difaaca. Wasii ku xigeenka wasaaradda difaaca dowladda Qatar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Argagaxisadu Waxay Ku Howlan Yihiin Sidii Ay u Qaadi Lahaayeen Weeraro Fuleynimo Ah” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii shalay ka dhacay meel u dhow albabaabka hore ee madaxtooyada iyo Hotel ka SYL oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo 64 Milyan Doolar Ku Bixineysa Kobcinta Waxbarashada Soomaaliya Dowladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku aadan dhinaca horumarinta waxbarashada Soomaaliya. Dowladda Maraykanka ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 64 Milyan oo doolar,…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo goor dhow wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka warramay qaraxii maanta lagu weeraray Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye Oo Ka Warbixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii SYL Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka hadlay warbaahinta dowladda ayaa ka warbixiyey qaraxii maanta ka dhacay Hotelka SYL iyo dhaawacyo soo gaaray mas’uuliyiin ka tirsan dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Deegaanka Lambar 50 Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degaanka Lambar Konton ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid deggan kadib markii weerar qaatay dhowr saacad ay ku qaadeen dagaalyahannada hubeysan…