2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland: Culeys Bay Nagu Tahay Dadka Badan Ee Kasoo Laabanaya Qaxootiga Kenya Maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo oo ah xaruntooda KMG ah ka sheegay in culeys ay ku tahay degaannada Jubbooyinka qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga wadanka Kenya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Booliis Ah Oo Ka Shaqo Billaabay Degaanka Ceeldheere Ee Gobolka Galgaduud Degaanka Ceeldheere oo kamid ah degaannada hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa laga sameeyay ciidamo boolis ah oo ilaaliya nabadgalyada degaanka. Ciidamadani Booliska ah oo laga dhisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo War Kasoo Saartay Go’aan Dhawaan Puntland Ka Gaartay Ganacsiga Uga Taga Gobollada Koonfureed Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada Galmudug ayaa looga hadlay arrimo ku aadan go’aan dhawaan kasoo baxay maamulka Puntland kaasi oo ku saabsan in magaalada Gaalkacyo lagu kala wareejiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan” Dhallinyarada Ka Tirsan Al-shabaab Waan Cafineynaa Haddii Ay Isa Soo Dhiibaan” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay dhallinyarada ka barbar dagaallameysa Xarakada Al-shabaab inay isa soo dhiibaan, islamarkaana la cafin doono. Waxa uu tilmaamay in xilligaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doonyo Sida Shixnado Ganacsi Oo Kusoo Xirtay Dekadda Hobyo Waxaa xilligaan dhaqdhaqaaqyo dhanka ganacsiga ah ay ka soconayaan degmada Hobyo ee gobolka Mudugu, iyadoo dekadda Hobyo kusoo xirteen doonyo sida shixnado ganacsi ah. Guddoomiyaha degmada Hobyo C/laaahi Axmed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka: Ciidanka Danab Waxaa Loo Tababaray Beegsiga Caddowga Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Axmed ayaa sheegay in ciidamada Danab ee sida gaarka ah u tababaran loogu talo gaalay in si gaar ah u fuliyaan howlgallada lagula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Oo Lagu Xiray Masar Ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa xabsiga u taxaabay muhaajiriin badan oo ay ku jiraan Soomaaali kuwaasi oo qaab tahriib ah dalkaasi uga baxayey. Saraakiisha Booliiska Masar ayaa xaqiijiyey in waqooyiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Magaalada Muqdisho Ku Qabtay Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa (Sawirro) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa NISA ayaa habeenkii xalay ahaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Gaarigan oo lagu soo bandhigay degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland “Ciddii Jebisa Amarrada Aanu Soo Saarnay Waa Argagaxiso Kalkaal” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Cumar Camey ayaa sheegay in ay maqlayaan dad diiddan amarro dhawaan uu soo saaray maamulkooda kuwaasi oo lagu sheegay in amniga wax looga qabanayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Cadaado Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Cadaado ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ay ciidamadooda ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaannada ku dhow. Taliyaha saldhigga Cadaado Cumar Macallin Cali oo la hadlay…