1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Sheegay In Dhowaan Mamulkiisa Ku Shaqeyn Doono Degmada Baraawe, Sh/hoose Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana ka mid ahaa wafdiga wasiirro iyo xildhibaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Sh/hoose Oo Shacabka Gobolkaasi Ka Dalbaday Wada Shaqeyn Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in aanay nabad imaan karin haddii aanay shacabka gobolkaasi ka shaqeyn is dhexgalka iyo wada shaqeyn ay la yeeshaan maamulkooda. Guddoomiyaha gobolkaasi Ibraahim Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay halkaasi ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamadan ayaa si gaar ah waxay howlgalkaan uga wadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Ka Baxay Gudaha Soomaaliya Oo Qarax Lagula Eegtay Kenya Hal qof ayaa ku geeriyooday mid kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib qarax lala eegtay gaari waday qof xanuunsan, kaasi oo kusii jeeday degmada Lamu ee dalka Kenya. Waxaa la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Horumarka Ay Afrika Hiigsaneyso Waxaa Daba Socda Caqabado Amni” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan ee TICAD ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gaalkacyo Ee Puntland Oo Ka Digey Colaad Laga Dhex Abuuro Shacabka Magaaladaasi Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka digey in colaad laga dhex abuuro shacabka guud ee ku nool magaaladaasi. Guddoomiyaha Gaalkacyo ee Puntland Maxamuud Yaasiin Axmed oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aaan Ka Jirta Deegaanka Ceelhuur Ee Gobolka Mudug Biyo la’aaan baaahsan islamarkaana saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug iyo deegaannada ku dhow dhow deegaankaasi. Wararku waxay sheegayaan in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Koonfur Galbeed Oo Howlgallo Ka Sameeyay Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo garabsanaya kuwa dowladda Federaalka ah ayaa maanta waxay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Waajid ee gobolka Bakool iyo deegaanno kale oo degmadaasi ku dhow. Wariyaheena…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyo Kasoo Kala Jeedda Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Duleedka Gaalkacyo Muran ka dhashay dhul ku yaalla dhinaca galbeed ee magaalada Gaalkacyo ayaa sababay sababay in ay ku dagaallamaan Maleeshiyaad qaab qabiil u abaabulan, islamarkaanna kasoo kala jeedda maaamullada Puntland iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Yaaqshiid Oo Ka Digay In Qashin Lagu Soo Shubo Hareeraha Wadada Wadnaha Ee Muqdisho Cismaan Maxamuuud Cadaawe oo ah guddoomiyaha degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa uga digay shacabka degmadiisa in qashin ay ku shubaan hareeraha wadada Wadnaha ee maagaalada Muqdisho gaaar ahaaan dhanka…