1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacag Ka Badan Nus Milyan Doolar Oo Laga Xaday Bankiga Dhexe Ee Dalka Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in Bankiga laga xaday lacag dhan Nus Milyan Doolarka Maraykanka ah. Tiro ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland: Gaadiidka Ganacsi Ee Ka Yimaada Koonfur Masoo Dhaafi Karaan Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in wixii ka dambeeya bishan dhammaadka ah ay deegaannadooda ka mamnuuceen inay u gudbaan gaadiidka kala duwan ee ka taga Gobollada kale ee Koonfurta Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Diray Ragga Ku Labisan Dareeska Ciidanka Ee Dhaca u Geysta Shacabka B/weyne Xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee 21-aad Maxamed C/qaadir Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in maxkamadda ay tallaab adag ka qaadi doonto ciidamada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Wada Hadal Lama Geli Doonno Galmudug Afhayeenka Ahlu-sunna Waljameeca Mursal Maxamed Xeefow ayaa sheegay in marnaba aanay dooneyn in wada hadal ay la galaan maamulka Galmudug oo siyaasad ahaan isku diiddan yihiin. Waxa uu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wejiga Koowaad Ee Garoonka Diyaaradaha Garoowe Oo Gebogebo Maraya Wasaaradda Hawada iyo duulista maamulka Puntland ayaa sheegtay in meel gebogebo ah marayo dhismaha wejiga Koowaad ee garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe. Wasiirka wasaaraddaasi Xasan Xaaji Saciid oo wareysi siiyey Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Shirwac “Dowladda Fursado Shaqo Ha Siiso Dhallinyarada Waxbaratay” Gudoomiyaha Jilayaasha aan dowliga ahayn Cabdullaahi Maxamed shirwac ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya looga baaahan yahay in fursado shaqo ay siisiyo ardayda dhameysatay jaamacdaha si ay dalka iyo dadkooda ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamada Koonfur Galbeed Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Dagaalkan oo shalay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Marxuum Maxamed Cali Samantar Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyay Marxuum Sarreeye Guud Maxamed Cali Samantar, kaasi oo dhawaan ku geeriyooday dalka Maraykanka. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaaliya Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxa UNDP Oo Ka Shiray Arrimo La Xiriira Doorashooyinka Iyo Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke waxa uu magaaalada Muqdisho kula kulmay madaxa Hay’adda UNDP, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Waxyaabaha ay ka wada hadleen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Shaacisay Tirada Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dib Loogu Soo Celiyey Dalka Tan Iyo 2014 Hay’adda qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in 24,000 oo qaxooti Soomaaliyeed ah laga soo celiyey Kenya tan iyo markii heshiiska Saddex geesoodka ah la saxiixay sanadkii 2014-kii. Isagoo…