1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay gobolka Gedo, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Ciidamada dowladda ayaa weerar ku qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda Dalalka Afrika Iyo Japaan Oo Sir Rasmi Ah Uga Furmay Nairobi, Kenya (Sawirro) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa si rasmi ah uga furmay shirka TICAD ee madaxda dalalka Afrika iyo Japan, kaasi oo arrimo dhowr ah looga hadlayo. Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Cadaado u Tagay La Kulanka Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed Ee Galmudug (Sawirro) Odayaal dhaqameed kasoo jeeda degaannada Galmudug ayaa maanta waxay gaareen magaalada Cadaado ee xarunta KMG Galmudug halkaasi oo lagu ssoo dhaweeyay. Odoyaaashan oo gaaraya 12 xubin ayaa muddo Saddex cisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Wadamada Japan Iyo Afrika Oo Maanta Ka Furmaya Nairobi, Kenya Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka furmo shir madaxeedka 6-aad ee Afrika iyo Japan ee loo yaqaano TICAD kaasi oo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiintii Ku Dhaawacmay Qaraxii Baardheere Oo La Keenay Muqdisho Iyo Baydhabo 9 qof oo uu ku jiro guddoomiyaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa loo soo qaaday magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo kadib markii ay ku dhaawacmeen qarax habeen kahor ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Ka Hadlay Xilliga La Xareynayo Ergada Dooran Doonta Xildhibaannada Xubnaha guddiga doorashooyinka dadban ayaa dhawaan safar ku kala aaday qaar ka mid ah gobollada dalka halkaasi oo ay kula soo kulmayaan waxgaradka la doonayo in ay soo xulaan xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Xarun Ganacsi Oo Ku Taalla Degmada Hilwaa Inta la xaqiijiyey Labo qof ayaa ku geeriyootay dab habeenkii xalay ahaa ka kacay xarun ganacsi oo ku taalla xaafadda Suuqa Xoolaha, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho. Mid ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Xalay Ee Al-shabaab Ku Qaadeen Maqaayadda Banaadir Beach Rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar isugu jira qarax Ismiidaamin iyo dagaal toos ah ku qaadeen maqaayadda Banaadir Beach oo ku taallaa xeebta Liido, degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Weerar Ismiidaamin Iyo Dagaal Toos Ah Oo Lagu Qaaday Maqaayad Ku Taalla Xeebta Liido Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay nawaaxiga xeebta Liido ee Muqdisho iyo weerar toos ah oo lagu qaaday mid ka mid ah Maqaayadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Nawaaxiga Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho Qarax xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Xeebta Liido ee malaada Muqdisho, iyadoo halkaasi laga maqlayo rasaas dhaceysa. Qaraxan ayaa ah gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa,…