1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Lagu Xiray Howlgallo Ciidanka Dowladda Ka Sameeyeen B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay ku qabteen in ka badan 10 qof kadib dil xalay ka dhacay magaaladaasi. Dadkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ku Baaqay In Laga Tanaasulo Sameynta Aqalka Sare Ee Dalka Shariif Roobow oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku taliyey in laga tanaasulo sameynta aqalka sare oo uu sheegay in culeyso badan xilligan keenayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saakay Xiran Saakay waxaa xiran waddooyinka magaalada Muqdisho qaarkood, kuwaasi oo lagu arkayo ciidamo badan oo taagan waddooyinkaasi. Wadada dheer ee kasoo baxda garoonka Aadan Cadde, Km-4, Tarabuunka, wasaaradda gaashaandhigga ee jidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Marxuum Maxamed Cali Samatar Oo Maanta Lagu Aasayo Magaalada Muqdisho Maanta oo Khamiis ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho la keeno Meydka Marxuum Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar oo dhowaan ku geeriyooday wadanka Maraykanka. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Ahlu-sunna Iyo Ciidamo Uu Hoggaaminayo Oo u Goostay Galmudug Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in sarkaal ka tirsanaa ciidanka Ahlu-sunna laguna magacaabo C/risaaq Cali Tubaako iyo ciidan uu hoggaaminayey ay u u goosteen dhanka maamulka Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Weerar Khasaare Geystay Oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Faah Faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta geystay, kaasi oo maanta ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Rag hubeysan ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Arrimo Ku Saabsan Horumarinta Iyo Dib u Dhiska Dalka Kala Hadlay Madaxa UNDP Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), Helen Clark, oo booqasho ku joogta dalka. Madaxweynaha iyo madaxa UNDP…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Ku Dilay Magaalada B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhow rag ku hubeysan Bistoolado ay dileen askari ka tirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya kaasi oo ku sugnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Soomaaliyeed Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Nairobi, Kenya Kooxo hubeysan ayaa caawa maqrinimadii goobtiisa ganacsi oo ku taalla bartamaha xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ku dilay Mustaf Sheekh Cabdullahi oo ahaa wiil dhallinyaro ah islamarkaana xilliga la dilayey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Mandhera Oo Jubbaland Kala Shiray Sugista Amniga Xadka Kenya Iyo Soomaaliya Magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari Kenya waxaa maalintii shalay ahayd gaaray wasiirka amniga maamul goboleedka Jubbaland C/rashiid C/nuur Janan halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Wasiir Janan ayaa kulamo kala…