1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ballaaran Ka Billaabay Galbeed Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta ku baxay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla Galbeedka gobolka Hiiraaan halkaasi oo howlgallo amni sugid ah ay ka wadaan. Deegaannada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye Oo Ka Warbixiyey Kulankii Uu Nairobi Kula Yeeshay John Kerry Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa ka warbixiyey kulan uu shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula yeeshay xoghayaha arrimaha dibadda dalka Maraykanka John Kerry. Wasiir Hadliye oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Ee Galmudug Oo Sheegay Inay Billaabeen Shaqooyinkooda Xubnaha guddiga doorashooyinka ee heer dowlad goboleed ee Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa sheegay si rasmi ah howlahooda shaqo u billaabeen islamarkaana ay u yeereen Odayaasha dhaqanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’ado Soo Dhoweeyay Go’aankii Kenya Uga Laabatay Inay Rarto Qaxootiga Dhadhaab Hay’adaha Gargaarka iyo kuwa Qaxootiga ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Kenya ay dib ugu dhigeyso xirista xeryaha Dhadhaab oo Soomaali badan qaxooti ku yihiin. Hay’adahan ayaa sheegay in ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay Al-shabaab Kula Galeen Gobolka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Diinsoor ee gobolka Baay, kaasi oo khasare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Sano Jir Soomaaali Ah Oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Sweden Wiil Soomaali ah islamarkaana da’diisa lagu sheegay 8 sano ayaa ku geeriyootay qarax Bam oo lagu tuuray hoygooda oo ku yaalla magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Dad aan la garan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Booqanaya Gaalkacyo Iyo Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxyada Oo Dibadda Loo Qaadayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug uu booqdo madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas halkaasi oo maalin kahor ay ka dhaceen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Dhaawacantay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Baardheer, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi uu ka dhacay shil gaari, kaasi oo sababay khasaare dhaawac ah oo soo gaaray askar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Booqday Goobihii Ay Ka Dhaceen Qaraxyadii Gaalkacyo (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey, xubno ka tirsan wasiirada maamulkaasi iyo taliyeyaal ciidan ayaa maanta oo Isniin ah booqday halkii ay shalay ka dhaceen qaraxyada magaalada Gaalkacyo oo dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Iyo Michel Keating Oo Ku Kulmay Kismaayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michel Keating ayaa kulan looga hadlay arrimo dhowr ah ku yeeshay magaalada Kismaayo.…