1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Talyaaniga Oo Badbaadiyey Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Ciidamada badda ee Talyaaniga ayaa lagu soo waramayaa inay badbaadiyeen dad tahriibayaal ah oo ay ku jiraaan Soomaali. Howlgal ay sameeyeen ciidamadaan Axaduu shalay ayaa u suurta gashay in badda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaarihii Nafeed Ee Ka Dhashay Qaraxyadii Gaalkacyo Oo Sii Kordhay Waxaa sii kordhaaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay Labo qarax oo shalay ka dhacay magaalada Gaaalkacyo gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi. Saraakiisha caafimaadka Isbitaalka Gaalkacyo ayaa xaqiijiyey geeriday 35 qof oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Gaalkacyo Ciidamada ammaanka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ay ka wadaan howlgallo ballaaran oo ay ku sugayaan amniga. Habeenkii xalay ahaa waxaa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ka dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Guug Ee Qaranka Oo Digniin u Diray Ganacsatada Soomaaliyeed Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo la hadlay warbaahinta ayaa digniin adag u diray ganacsatada Soomaaliyeed ee dekadda Muqdisho wax kala soo degtay. Wuxuu sheegay in marnaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan: Waxaan Idiin Kugu Bishaareynayaa In Dhowaan Lasoo Afjarayo Argagaxisada Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay dhowaan soo afjari doonto waxa loogu yeero argagaxisada. Waxa uu sheegay Madaxweynaha mar uu ka hadlayey qaraxyadii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Haloo Soo Jeesto In Lala Dagaallamo Al-shabaab” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta Soomaaliyeed inay u istaagaan in si wadajir ah loola dagaallamo Xarakada Al-shabaab. Mr Madoobe oo ka hadlay qaraxyadii shalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Maanta Ka Dhacay Gaalkacyo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii qaraxyada ahaa ee maanta lagu qaaday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Qaraxyadii Gaalkacyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo maanta lagu qaaday xarunta dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo, halkaas oo naftooda ay ku waayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Madaafiic Ku Dhacday Xarunta Wasaaradda Gaadiidka Ee Muqdisho Madaafiic Hoobiyeyaal ah islamarkaana illaa hadda la ogeyn halka laga soo tuuray ayaa goor dhow waxay ku dhaceen xarunta wasaaradda Gaadiidka ee magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Madaafiicdan oo illaa Shan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Puntland Oo Maanta Xilkaasi Lagu Wareejiyey Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare Puntland Yuusuf Xaaji Nuur ayaa maanta xilkaasi si rasmi ah ugala wareegay guddoomiyahii hore Cabdilqaadir Shiikh Maxamuud kadib munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiim…