2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Socotay Booliiska Dowladda Federaalka Oo Kormeeray Ciidan Lagu Tababarayo Cadaado Saraakiil ka tirsan Booliska Dowladda Federaalka iyo kan Galmudug ayaa maanta kormeer ku tegay xero ciidan oo tababar uu uga soconayo ciidamo ka tirsan Galmudug. Xeradaan ciidan oo ku taalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Tacsi Ka Diray Geeridii Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u diray qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Burburin Ah Ka Sameeyay Magaalada Garoowe Maamulka degmada Garoowe ee gobalka Nugaal oo kaashanaya maamulka gobalka iyo saraakiil ciidan ayaa howlgallo burburin ah ka sameeyay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Howlgalka lagu burburinayo dhulkaan ayaa waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In Dib Loo Dhisayo Maktabaddii Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe dib loogu dhisayo makatabaddii qaranka oo ku burburtay dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Weerartay Kolonyo AMISOM Oo Marayey Deegaanka Lambar 60 Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya degaanka Lambar Lixdan ayaa sheegaya in xaaladda degaankaasi ay maanta tahay mid deggan kadib weerar halkaasi ay ka geysteeen Xarakada Al-shabaab. Wararka waxay sheegayaan in Al-shabaab ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Walaac Ka Muujiyey Dib u Dhaca Doorashooyinka Soomaaliya Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa walaac ka muujiyey dib u dhaca ku yimid doorashada ka dhacaysa Soomaaliya, golaha ammaanka ayaa ku booriyey dowladda Soomaaliya inay qabato doorashooyinka baarlamaanka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Lagu Eedeeyay Inuu Hurinayo Colaadda Gobolka Mudug Waxgaradka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay hurinayaan colaadda ka jirta deegaanno ku yaalla Bariga gobolkaasi. Afhayeenka Odayaasha dhaqanka gobolkaasi Nabadoon Maxamed Yaasiin Gaani oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Dhanka Noloshah Ayaa Laga Soo Sheegayaa Degmada Yeed, Gobolka Bakool Guddoomiyaha degmada Yeed ee gobolka Bakool Cabdi Faaqid oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay inay jiraan dhibaatooyin xagga nolosha ah oo kusii kordhaya dadka ku dhaqan degmadaasi. Wuxuu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir: Dadka Muqdisho u Yimaada Ganacsiga Ma Qaadan Karaan Kaarka Aqoonsiga Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka digay in dadka magaalada Muqdisho u yimaada ganacsiga islamarkaana magaalo kale ka yimid aanay qaadan kaarka aqoonsiga ee dowladda hoose, taasi oo lagu sheegay inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobollada Dhexe Oo Farriin u Diray Siyaasiyiin Xilka Ka Raadinaya Dowladda Dhexe Waxgaradka ku dhaqan gobollada dhexe ee dalka ayaa farriin u diray dhammaan siyaasiyiinta xilligaan u sharaxan in xilal kala duwan ay ka qabtaan dowladda cusub ee soo socota. Suldaan Cabdicasiis…