1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “S/Guud Maxamed Cali Samatar Waxaa Uu Kaalin Weyn Ka Qaatey Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraaan Oo Sheegay In Si Siman Loo Qeybiyey Raashiin Gargaar Ah Oo Dowladda Itoobiya Geysay B/weyne Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay Boqolaal dadweyne ah ka Faa’iideysteen Deeqo gargaar ah oo kala duwan oo Dowladda Itoobiya ay ugu deeqday shacabka Gobolkaasi. Isaga oo ka hadlayay Arimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga: Lama Soo Xiro Dad Aan Loo Hayn Eedeymo Caddeyn Leh Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa iska fogeysay inay Xabsiyada Dowladda ku jiraan dad eedeymo aan caddeyn lahayn loo soo qabtay. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdikaamil Shukri Macalin Xersi oo ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Wada Hadal Ugu Baaqay Ahlu-sunna Waljameeca Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa ugu baaqay maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobolka Galgaduud in wax walbo oo ay ka tabanayaan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Muqdisho Hal Ruux oo Haween ah ayaa ku Geeriyootay illaa 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari loo adeegsaday kaa oo ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho. Warar ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Golaha Wasiirada Oo Arrimo Dhowr Ah Looga Hadlay Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii khamiislaha ahaa ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka iyo daba-galka hantida qaranka, waxaana kulanka maanta gudoomiyay Ra’iisul Wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Kulan Sagootin Ah La Yeeshay Danjiraha Burundi u Fadhiyay Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatey Danjiraha Jamhuuriyadda Burundi u fadhiya Soomaaliya, General Joseph Nkurunziza oo waqtiga xilkiisa Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Halista Burcad Badeedda Iyo Ka Faa’ideysiga Kheyraadka Badda Oo Ka Dhacay Nairobi Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ballaaran oo loogaa hadlayey arrimaha badda Soomaaliya. Shirkan oo socday Saddex maalin ayaa xoogga waxaa lagu saaray sidii wax looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Baaq Ku Aaddan Doorashooyinka u Diray Shacabka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. Madaxweynaha ayaa sheegay in waddanku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ay Ka Qeybqaateen Ciidamo Maraykan Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, AMISOM iyo kuwo Maraykan ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada Al-shabaab ku lahaayeen duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka…