2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay In Puntland Iyo Galmudug u Midoobaan Xaqiijinta Amniga Gaalkacyo Waxgaradka gobalka Mudug ee Galmudug ayaa soo jeediyay in laga wada shaqeeyo ammaanka gobalka iyo kan magaalada Gaalkacyo kadib qaraxyo khasaare badan dhaliyay oo dhowaan ka dhacay dhanka waqooyi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Garoowe: Haweenka Qaba Cudurka Isku Furanka Oo Lacag La’aan Lagu Daweynayo Maanta Arbaco ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal gaaray dhaqaatiir Ajaaniib ah kuwaasi oo la sheegay in howlo caafimaad ah ay ka fulin doonaan Isbitaalka guud ee magaaladaasi. Dhaqaatiirtaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lix Qof Oo Ku Geeriyootay Dhul Gariir Ku Dhuftay Talyaaniga Dhul gariir cabirkiisa lagu sheegay 6.2 oo ah qiyaasta lagu cabiro dhul gariirka ayaa saakay waxa uu ka dhacay bartamaha dalka Talyaaniga. Inta la xaqiijiyey Lix qof ayaa ku geeriyooray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Lagu Dilay Degmada Dharkeynley Ee Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeysan ay goor dhow degmadaasi ku dileen sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa wasaaradda difaaca Soomaaliya. Sarkaalka la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiyada Gaarka ah Oo Mushaar Laga Siinayo Shaqaalaha Dowladda Federaalka Shaqaalaha Dowladda qaarkood oo markii hore mushaarka ka doonan jiray Bank-ga Dhexe ayaa hadda loo wareejiyay bangiyada gaarka loo leeyahay si ay uga doontaan mushaarkooda. Taasi waxa ay timid kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Baraawe Oo Diyaar u Ah Martigelinta Shir Looga Hadlayo Nabadda Sh/hoose Maaamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay martigeliyaan shir looga hadlayo nabadda gobolkaasi. Bashiir Maxamed Yuusuf oo ah guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mootooyinka Saddexda Lug Leh Oo Markii Ugu Horreysay Ka Shaqo Billaabay B/weyne Bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan waxay Labadii sano ee lasoo dhaafay ku tallaabsanayeen horumaro kala duwan haba ugu badnaatee dhanka ganacsiga. Sanad walbo waxaa gobolkaasi ku kordhayey qorsheyaasha ganacsiga cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Fursado Shaqo Siineysa Dhallinyarada Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda maamulka Galmudug Maxamed Axmed Faarax ayaa sheegay inay shaqaleysiin donaan dhallinyarada ku nool deegaannada maamulka Galmudug, kuwaasi oo shaqo la’aan ay haysato. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Ee K/Galbeed Oo La Kulmay Waxgaradka Baay Iyo Baakool Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed iyo waxgaradka gobollada Baay iyo Bakool. Waxay ka wada hadleen arrrimo la…
1 daqiiqo Sheeko:War Government confesses to spying throughout your cell phone http://oemsoftwarestore.org/product/corel-wordperfect-office-x7-standard-edition/ Error Authenticating. Either Bad Username/Password Or Your Account Has Outstanding Payments Due