3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Dhaliilay Saami Qeybsiga Aqalka Sare Ee La Siiyay Somaliland Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte ayaa dhaliilay xubnaha maamulka Somaliland kaga soo aadan aqalka sare iyo sidoo kale qaabka loola dhaqmay maamulkaasi. Wuxuu sheegay isaga oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Jigjiga kula kulmay qeybaha bulshada iyo ardeyda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo weli ku guda jira booqashadii uu ku joogay magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad Degaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa xarunta madaxtooyada ee maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay arrimo badan oo ka mid ah 2-da xubin ee Puntland loogu daray aqalka sare, iyo howlgalka ciidamada Danab ka wadaan magaalada Gaalkacyo.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Zambia Oo U Dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaasi Dalka Zambia guud ahaan waxaa ka billowday doorashada madaxtinimada dalkaasi, iyadoo ay u dareereen shacab aad u badan. Musharaxiin gaaraya 9 ayaa lasoo sheegayaa inay u tartamayaan xilkaa madaxweyne ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Qaatumo Oo Ku Biiray Somaliland Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin maamulka Khaatumo ayaa ku biiray maamulka Somaliland kadib munaasabad ka dhacday gobolka Togdheer. Ciidamadan oo tiro ahaan gaarayey 260 askari ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmaay Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa la kulmay wasiirada maaamulkaasi. Madaxweyne Xasan ayaa u jeediyey wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa garoonka diyaaradaha Jigjiga kusoo dhaweeyay madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Wada Hadallada Somaliland Iyo Khaatumo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe kadib markii uu magaalada Muqdisho uga qeybgalay shirka madasha Wadatashiga Qaran ayaa ka hadlay wada hadalka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Mareynta Musiibooyinka Puntland Oo Ka Digtey Roob Yari Kusoo Wajahan Deegaannada Puntland Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo arrimaha bini’aadanimada ee Puntland ayaa digniin xooggan kasoo saartay qatar ka dhalan karta Roob yaraan ay sheegeen inay kusoo wajahan tahay deegaannada Puntland. Maareeyaha hay’addan C/laahi…