1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir: Gaari Qarax Siday Ayaa Lagu Qabtay Xeebta Liido Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in habeenkii xalay ahaa xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis lagu qabtay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo maamulka sheegay in la doonayey in shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Horudhac Ah Oo Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho Waxaa soo baxaya warar horudhac ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay Labo qarax oo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga xarunta dambi baarista CID oo ku dhow isgoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qaraxyo Ka Dhacay Nawaaxiga Xarunta CID ee Magaalada Muqdisho Qaraxyo xooggan ayaa goor dhaw waxay ka dhaceen nawaaxiga xarunta dambi baarista CID kuna dhow isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Qaraxyada ayaa ahaa kuwo aad u xooggan, waxaana laga maqlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Ka Dhex Curtay Maamulka Magaalada Baladweyne Ee Hiiraan Maamulka degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan gaar ahaan guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan Cabdi Qallaafow iyo ku xigeenkiisa dhinaca maaliyadda Muuse Cabdi Daahiye ayaa xilligaan waxaa la sheegayaa in khilaaf xooggan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanaag: Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland Oo Gabagabo ah Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee Madaxtooyada iyo baarlamaanka ee bisha April 2017 ayaa maraysa gobolka Sanaag oo noqonaya kii 5-aad. Diiwaangelintan warqadda codeynta doorashada oo gobolka kasta ka soconeysey 21…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliiska Oo Lagu Dilay Degmada Kaaraan, Muqdisho Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Afhayeenka wasaaradda amniga C/kaamil Macallin Shukri…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 160 Qof Oo Lagu Qabtay Howlgal Ciidamada Dowladda Ka Sameeyeen Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Warta Nabadda ah ee magaalada Muqdisho waxay ku qabteen dad gaaraya 160 qof, gaadiid iyo hub. Afhayeenka…
2 daqiiqo Sheeko:War Mooshin Laga Keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay mooshin ka keeneen guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye. Xildhibaannadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Gobolka Mudug Oo Laga Wacyigeliyey Tahriibka Dalladda dhallinyarada gobolka Mudug ayaa sheegtay in ay billaabeen wacyigelin ballaaran oo ku saabsan tahriibka, waxaana laga wacyigelinayaa dhallinyarada gobolkaasi. Jacfar Yuusuf Cabdalla oo ah guddoomiyaha dalladdan oo la hadlay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Beenisay Iney Aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, Sheegtayna In La Furayo Xarumihii Ay Maamuleysay Hay’adda Nile Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Ambassador Olgan Bekar oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan Soomaaliya. Safiirka ayaa ugu horreyn shacabka Soomaaliyeed iyo…