1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey “Annaga Howsheena Waa Inaan Ka Shaqeynaa Doorasho Qof Iyo Cod Ah” Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ibraahim Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa ka hadashay warar soo baxayey oo sheegayey in guddigooda laga wareejiyey shaqada howlihii doorasho ee dalka, maadaama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Al-shabaab Oo Burburisey Xarumo Isgaarsiin Iyo Ceelal Biyood Wararka ka imaanaya deegaanka Lafey oo ka tirsan gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in tuulooyin hoostaga deegaankaasi ay weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Waxaa la…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Isbitaal-ka Banaadir Oo Sheegay In Carruurta Iyo Haweenka Ay Khatar Ku Jiraan Hay’adda qaramada midoobay ee UNICEF ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadleyso carruurta Soomaaliyeed, warbixintan ayaa lagu sheegay arrimo badan oo ay ka mid yihiin: Hal ka mid ah 7…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Xisbiyada Ay Xaq u Leeyihiin Qabashada Shirarka Ay Kaga Hadlayaan Aayaha Dalka Aqoonyahan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in siyaasiyiinta ka madaxbannaan maamulka hadda shaqeeya ee dowladda Federaalka ay xaq u leeyihiin qabsashada shirarka ay danahooda siyaasadeed ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cumar Finish Oo Shaki Geliyey In Doorashada 2016 Waqtigeeda Lagu Qabto Xildhibaan Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaki geliyey in waqtigeeda ay ku dhacdo doorashada dad badan ee xilligan la filayo in dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Hadlay Sababta Loo Qaban Waayey Doorasho Qof Iyo Cod Ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay sababta dalka ay uga dhici weysay doorasho qof iyo cod ah. Waxa uu sheegay in xukuumaddiisa ay dadaal xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh: Dalka Wuu Ka Gudbay Xilligii Dadka La Cabsiinayey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay xoogga saarayso horumarinta ciyaaraha dalka si meesha ay uga baxaan colaadaha ragaadiyay Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa hadalkani ka sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Ka Tirsan Goobjoog Fm Oo Lagu Xiray Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabad sugidda ayaa godka jilacow waxay ku xireen wariye C/weli Jaamac Barre oo ka tirsan Goobjoog Fm. Wariyaha oo uu wehlinayey wariye madax bannaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Aadan Koofi Oo Loo Magacaabay Taliyaha Waaxda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Warar ay Goobjoog News ka heshay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa xaqiijiyey in Maxamed Aadan Koofi loo magacaabay taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsaiyadaha Soomaaliya. Mr Koofi ayaa horay usoo qabtay xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Abaalmarineyso Ciyaartoydii Qaaday Koobka Loo Dhigay Maamul Goboleedyada Maamulka Puntland ayaa lagu wadaa in uu abaalmariyo dhammaan ciyaarahannada ku ciyaaraysay magaca maamulkaasi, islamarkaana qaaday koobka loo dhigay maamul goboleedyada dalka. Madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Gaas oo la hadlay…