1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dib Loogu Eegayo Mashaariicda Horumarinta Deegaannada Puntland Oo Ka Furmay Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa ka furmay shir ballaaran oo dib loogu eegayo mashaariicda horumarinta deegaannada Puntland. Shirkan ayaa waxa uu ahaa mid dib u eegis loogu sameynayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Degmada Afgooye Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Isbaaro Dhiganayey Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Afgooye ayaa faah faahin ka bixiyey howlgallo ay ciidanka amniga ka sameeyaan degmadaasi, kuwaa oo looga hortagayo falalka amniga kahor imaanaya. Taliyaha Booliiska degmadaasi Cilmi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Muqdisho Ku Qabtay Gaari Hub Iyo Walxaha Qarxa Saaran Yihiin Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan ku nabad sugidda iyo sirdoonka ayaa la sheegay in howlgal ay ka sameeyeen Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku qabteen gaari la sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Sida Taageerayaasha Ciyaartoyda Jubbaland Oo Kasoo Degay Muqdisho Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Saddex diyaarad oo waday mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland, ciyaartoy hore iyo taageerayaal aad u badan. Maamulka Jubbaland ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay Inay Burburisay Saldhigyo Al-shabaab Ku Lahaayeen Shabellaha Hoose War-saxaafadeed laga soo saaray xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Soomaaliya ee Danab kana tirsan Xoogga dalka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ku Dhintay Gacanta Booliiska Canada Cabdiraxmaan Cabdi waa muwaadin Soomaali ah kuna dhintay dalka Canada kadib markii ay xireen ciidamada Booliska ee dalkaasi gaar ahaan kuwa gobolka Ontario. 37-jirkan geeriyooday Booliskuna ay xireen ayaa warbaahinta…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ciyaaraha: UNDP Nama Siin Qarash Lagu Maalgeliyey Tartanka Ciyaaraha Ee Maamul Goboleedyada Xirfadda Kubadda Cagta ayaa ka mid ah mihnadaha laga helo Qiimo lacageed, iyadoo shaqooyin loogu abuuro dadka ciyaara ama maamula sida cayaartooyda, macallimiinta Milkiilayaasha Kooxaha, Madaxda xiriirada iyo dadka daawada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Deegaanka Leego Oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax ah iyo dagaal ka dhacay gobolka Shabellaha Hoose, gaar ahaan duleedka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose halkaasi oo waxyeello ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan 12 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxyo Ka Dhacay Albaabka Xerada Xalane Ee Muqdisho (Sawirro) Goobjoog News ayaa u suurta gashay in si horudhac ah u hesho khasaaraha ka dhashay Labo qarax oo goor dhow ka dhacay Albaabka xerada Xalane kuna dhow garoonka diyaaradaha Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax oo goor dhow ka dhacay Albaabka laga galo xerada Xalane oo ku dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo…