1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Oo Maanta Lagu Caleema Saarayo B/weyne Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan lagu caleemo saaro Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble. Magaalada Beledweyne waxaa gaaray Odayaa dhaqameed, siyaasiyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Burundi Oo Ciidamo Cusub Usoo Dirtay Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa Soomaaliya u soo dirtay ciidamo kuwaas oo ka mid ah howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM, ciidamadan ayaa bedelaya kuwa kale ee horay uga baxay Soomaaliya kuwaa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Bakool Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal guud oo maalintii Labaad uu sheegay inay ciidamada ka wadaan degaanno hoostaga magaalada Xudur. Guddoomiye xigeenka dhanka ammaanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka NUSOJ Oo Soo Dhaweeyay Go’aan Kasoo Baxay Maxkamadda Sare Ee Dalka Ururka saxafiyiinta NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go’aan ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka oo lagu amray in wasaaradaha Dowladda federaalku ay la shaqeeyaan ururkaasi. Xoghayaha ururka NUSOJ Maxamed Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Xilka Ka Qaadi Doona Guddoomiyihii Degmadiisa Isbaaro Lagu Dhigto Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in degmadii lagu arko isbaaro uu guddoomiyaha degmadaasi xilkiisa ku weyn doono. Hadalkani ayaa yimid kadib kulan ay maanta Muqdisho ku qaateen guddoomiyeyaasha gobolkani Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray B/weyne Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye xigeenka Labaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiye xigeenka Labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad iyo masuuliyiin kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 8 Qof Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay Maxkamadda Darajada Koowaad Ciidanka qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta oo Axad ah waxay dil toogasho ah ku xukunta Sideed qof oo ku eedeysnaa inay ka dambeeyeen dilka taliyahii qeybta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalada Madaxtooyada Turkiga Oo La Kala Dirayo Dowladda Turkiga ayaa la sheegayaa in ay go’aansatay in ay kala dirto Ciidanka ah ilaalada madaxtooyada Turkiga, ciidanka ayaa la xiray ilaa 300 oo askari. Ra’isul wasaaraha Turkiga Binali Yildirim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwadii 9-aad Ee Buugaagta Oo Hargeysa Laga Furay (Sawirro) Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa laga furay carwadii 9-aad ee Buugaagta, halkaasi oo buugaag badan lagu soo bandhigay. Carwadan oo ay kasoo qeybgaleen dadyow kala duwan oo isugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa Oo Lagu Qabtay Muqdisho (Sawirro) Ciidamada Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyed ayaa habeenkii xalay ahaa soo bandhigay gaari nooca raaxada ah oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa kaasi oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, lana…