1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Inay Wax Ka Qabato Dagaallada Puntland Iyo Somaliland Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu baaqay inay faragaliso colaadda iyo xiisado dagaal oo ka taagan gobolka Sanaag kuwaas oo u dhaxeeya maamullada Somaliland iyo Puntland. Ururrada Bulshada rayidka ah Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Ku Dagaallamay Degmada Warsheekh Ee Sh/dhexe Oo La Heshiisiinayo Maamulka degmada Warsheekh ee gobolka Shabellaha Dhexe, siyaasiyiin iyo waxgarad ayaa ku mashquulsan dib u heshiisiin loo sameynayo beelo walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay degmadaasi. Wxaa soconaya wada hadalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Galmudug: Madaxweyne Guuleed Caafimaad Buuxa Ayuu Qabaa Maamulka Galmudug ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay warar maamulku uu sheegay in la faafiyey oo ka hadlayey xaaladda caafimaad ee madaxweeynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo arrimo caafimaad u…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Walaac Ka Muujiyey Dib u Dhaca Jadwalka Doorasho Ee Dalka Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan guddiga dastuurka ee baarlamanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegey in uu walaac ka muujinayo dib u dhaca…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Ganacsiga Oo Goobjoog Fm Uga Waramay Shirarka Maalgashiga Iyo Ganacsiga Ee Nairobi Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warashada xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed oo wareysi siiyey Goobjoog Fm isaga oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa faah faahin ka bixiyey shirarka maalgashiga Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Burundi Ah Kana Tirsan Howlgalka AMISOM Oo Ku Laabanaya Dalkooda Ciidamo ka tirsan hawlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM gaar ahaa kuwa ka socda dalka Burundi ayaa ku laabanaya dalkooda sanad kadib waxaana ciidamadaasi ay ka tirsanaayeen ururka 32-aad iyo 33-aad.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda, AMISOM Iyo Kuwo Maraykan Ah Oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyey J/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay shalay gelinkii dambe ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran islamarkaana kaashanayay AMISOM iyo kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Degmada Baraawe Ee Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka sameeyeen degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose kaasi oo dad badan lagu qabtay. Inta la xaqiijiyey waxaa howlgalkaan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Oo Qorsheynaya Isbedal Amni Oo Gobolkaasi Ka Dhaca Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dhawaan ay isbedal amni ka sameyn doonaan guud ahaan gobolkaasi, kadib markii falalks amni darro uu gobolkaasi kusoo batay. Xoghayaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Horumarinta Ganacsiga Soomaaliya Oo Ka Dhacay Nairobi, Kenya Shir looga hadlayey horumarinta ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana ka qeybgalay xubno ka kala socday wasaaradaha ganacsiga, Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya, wakiillo matalayey…