2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Dhaliil u Jeediyey Shacabka Gaalkacyo (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Sabti ah waxa uu magaaladaasi kula kulmay bulshada qeybaheeda kala duwan. Kulankaan ayaa looga hadlayey ammaanka guud ee magaalada Gaalkacyo,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudniinka Fircooniga: Halis Ay Bulshada Qaar u Bareerto Gudniinka fircooniga ee gabdhaha loo gudo waa mid ka mid ah caadooyinka gurracan ee weli ay ku dhaqmaan dad kala duwan oo ku nool wadamada geeska Afrika qaarkood. Inkastoo horumarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan Oo Farriin u Diray Ciidanka Liyuu Boolis Maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa farriin u diray ciidanka Liyuu Boolis oo ay sheegeen in falal amniga wax u dhimaya ka wadaan deegaanno ku dhow deegamadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Weli Guddiga Dooarashada Waxaa Ku Jira La Taliyeyaasha Madaxda Sare Ee Dalka” Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in wali ay jiraan dul duleello iyo dhaliil ka jirta qaabka shaqo ee Gudiga doorashada ee dhawaan la magacabay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Deegaanka Xawaadley Ee Sh/dhexe Oo Gurmad u Baahan Maamulka Degaanka Xawaadlay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ku baaqay in degdeg wax looga qabto xaalado adag oo dhanka nolosha ah islamarkaana ka jira deegaankaasi. Guddoomiyaha Degaankan Cali Maxamuud waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Taageerayso Doorashooyinka Ka Dhici Doona Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay taageero ka geysan doonto doorashooyinka la filayo in sanadkaan 2016 ay ka dhacaan gudaha dalka. Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka John Kerry ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Haweenka Oo Sheegtay In Sharciga Jinsiga Uusan Ku Qorneyn Qodobo Diinta Kahor Imaanaya Wasaarada Haweenka iyo xuquuqdal aadanaha ee xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in sharciga jinsiga uusan ku qorneyn qodobo Diinta ka hor imaanaya. Sahro Maxamed Cali Samatar oo saxaafada kula hadashay Magaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Madaafiic Lagu Garaacay Magaalada Baydhabo (Sawirro) Madaafiic sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa waabarigii saakay waxaa lagu garaacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Maadaafiicdaan oo ahaa Hoobiyeyaal ayaa la sheegayaa in lala eeganayey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hore C/xakiin Xaaji Fiqi “Soomaaliya Waxay Kusii Socotaa Ceel Aad u Dheer” Wasiirkii hore ee wasaaradda gaashandhigga xukuumadda Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in Soomaaliya ay hadda ku sugan tahay marxalad adag loona baahan yahay in la helo hoggaan caddaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lix Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Magaalada Mandheera Ee Waqooyi Bari Kenya Labo Bas oo nuuca dadweynaha ah ayaa lagu weraray tuulo ka tirsan magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya sida gudoomiyaha degmadaasi Fredrick Shisia uu u shegay wakaladda wararka…