1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukun Dil Ah Oo Maanta Lagu Riday Shaqsigii Dilay Taliyaha Nabad Sugidda Ee Sh/dhexe Maxkamadda ciidamada qalabka sida waxay xukun dil ah ku ridday Yuusuf Xasan Maxamuud oo ku eedeysan inuu dilay taliyahii ciidanka Nabad sugidda Sh/dhexe C/weli Ibraahim Maxamed. Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyeyaasha Soomaalida Iyo Beesha Caalamka Oo Ku Kulmay Baydhabo (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo oo maalintii labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ay Yeesheen Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga Guud Ee Dalka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-Jiir, iyadoo kulankan qodobada looga hadlay ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Uu Hoggaaminayo Ambassador Keating Oo Ku Biiray Shirka Baydhabo Wafdi ka socda Qaramada Madoobe oo uu horkacayo xoghayaha guud ee Soomaaliya u qaabilsan Danjire Michal Keating ayaa ku biiray maanta shirka Baydhabo ka soconaya ee ay leeyihiin madasha Wadatashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa C/samad Gallan Oo Ku Dagaallamay Carmo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo kuwo taabacsan guddoomiyahii hore ee gobolka Bari C/samad Maxamed Gallan ayaa maanta ka dhacay deegaanka Carmo kaasi oo khasaare uu ka dhashay. Wararku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Kana Dhan Ah Puntland Oo Ka Socda Duleedka Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan oo gobalka Bari uu ka wado guddoomiyihii hore ee gobalkaasi oo ka gadooday siyaasadda maamulka Puntland. Cabdisamad Maxamed Gallan. Guddoomiyaha gadooday ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maalintii Labaad Ka Soconaya Baydhabo Shirka madasha wadatashiga qaran ayaa maanta galaya maalintii Labaad iyadoo hoggaamiyeyaasha Soomaalida ay ka doodayaan hannaanka doorashada ee sanadkani 2016-ka. Shirkani waxaa Baydhabo ka furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maalintii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye Oo Baaq Nabadeed Ka Diray Dagaallada Ka Socda Gobolka Mudug Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxagaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamay Koonfurta gobolka Mudug. Nabadoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Socda Deegaanno Ka Tirsan Gedo Oo Shalay Duqeyn Ka Geysteen Diyaaradaha Kenya Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta oo Khamiis ah uu barakac baahsan ka soconayo deegaanno ku teedsan degmada Ceel-waaq ee gobolkaasi kadib duqeyn shalay halkaasi ka geysteen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Beeleed Ka Socda Koonfurta Mudug Dagaallo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ayaa weli ka soconaya degaanno ku yaalla dhinaca koonfureed ee gobalka Mudug. Dagaalladani ayaa u dhaxeeya Labo maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada…