1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in Afar Qof ay cudurka Shuban Biyoodka ugu geeriyootay magaaladaasi, sidoo kalena ay la il daran yihiin 40 kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Sh/hoose Oo Baaraya Dadkii Ka Dambeeyay Shacabkii Lagu Dilay Afgooye Maamulka Gobalka sh/hoose ayaa sheegay in ay baadigoob ugu jiraan cidda ka dambeysa dilal kala duwan oo xalay dad shacab ah loogu geystay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Ibraahin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Britten Oo Sheegay Inuu Iska Casilayo Xilkaasi Ra’iisul wasaaraha dalka Britten David Cameron ayaa ku dhawaaqay in bisha October ee sanadkan uu iska casili doono xilkaasi kadib markii shacabka dalkiisa u codeeyeen in aysan kasii mid ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSCENSA Oo Ku Baaqday In La Xaqiijiyo Kaalinta Haweenka Ee Dowladda Soo Socota Ururada aan dowliga ahayn ee SOSCENSA ayaa ku baaqay in la xaqiijiyo kaalinta dumarka ay ku yeelan doonaan dowladda cusub ee soo socota. Guddoomiyaha dalladaasi C/laahi Maxamed Shirwac oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Weli Guddiga Doorashada Kama Madax Bannaana Xukuumadda” Guddoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in weli guddiga doorashada uusan ka madaxbannaaneyn xukuumadda federaalka. Tarsan oo maanta ka qeybgalay Barnaamijka Jimcaale Ee Goobjoog Fm…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Bari “Dowladda Hasoo Farageliso Waxa Ka Jira Puntland” Guddoomiyihii hore ee gobalka Bari ayaa dowladda federaalka ugu baaqay inay soo faragaliso khilaafka ka dhex jira isaga iyo maamulka Puntland. Waxa uu sheegay in hadda Puntland ay ka jirto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Soo Dhaweeyay In Siyaasiyiinta Laga Saaro Guddiga Doorashada 2016 Professor Cabdikariin Daa’uud oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa tallaabo horay loo qaaday ku tilmaamay in guddiga doorashada laga saaro xubnihii golaha wasiirrada ee ku jiray. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Xirtay Idaacadda Daljir Ciidamada Booliiska ee maamulka Puntland ayaa albaabada isugu dhuftay idaacadda madaxa bannaan ee Daljir taasi oo ku taalla magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Booliiska oo aad u hubeysan ayaa gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Dad Shacab Ah Oo Guryahooda Lagu Dilay Shan qof ayaa siyaabo kala duwan xalay loogu dilay degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dadka la dilay waxaa ku jira nabadoon magaciisa lagu soo koobay Carrabeey oo si weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubnaha Siyaasiyiinta Ah Oo Laga Saarayo Guddiga Doorashada Ee Dhawaan Madaxweynuhu Magacaabay Madasha wadatashiga qaran ayaa kulankii maanta ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay isku raaceen in xubnaha siyaasiyiinta sida wasiirada laga saaro guddiga doorashada 2016 ee dhawaan…