1 daqiiqo Sheeko:War Liiska Odayaasha Dhaqanka Ee Soo Xuli Doona Xildhibaannada Baarlamaanka Soo Socda (Akhriso) Waxaa lasoo saaray Liiska ay ku qoran yihiin Odayaasha dhaqanka ee ka kooban 135 islamarkaana soo xuli lahaa xildhibaannada baarlamaanka cusub ee soo socda. Odayaashan ayaa ah kuwii horay usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Jadwalka Doorashada 2016 Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka doorashada 2016ka, jadwalkan waxaa ku cad dhamaan sida ay wax u dhacayaan iyo xitaa maalmaha ay dhacayaan. Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Xusayey 26-ka Juun Oo Xalay Ka Dhacay Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa habeekii xalay ahaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayey 26 Juun oo ah markii ugu horreysay oo la dhulkeenna laga taago Calan Soomaaliyeed oo xor ah iyo markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 30 Ruux Oo Dhaawac Ahaan Loo Geeyay Isbitaalka Madiina Ee Magaalada Muqdisho Kadib weerarkii shalay gelinkii dambe ay Al-shabaab ku qaadeen Hoteelka Naaso-hablood ee magaalada Muqdisho ayaa hadane dadkii ku dhaawacmay weerarkaasi waxaa la geeyay qaar ka mid ah Isbitaallada ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Tacsi Ka Diray Geerida Marxuum Burci Maxamed Xamza Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza, Wasiiru Dowlahii Arrimaha Degaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Oo Ku Geeriyooday Weerarkii Naaso-hablood Xarakada Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay waxya weerar ku qaadeen Hoteelka Naaso-hablood ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ka dhalatay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Warar soo baxaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Shacabka Soomaaliyeed Iskuma Dhiibi Doonaan Argagaxisada” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marnaba isku dhiibi doonin argagixisada. Madaxweynaha ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed, qoysaska iyo eheladii ay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen gobollada waqooyi isla markaana ay dowlad noqdeen. British Somaliland, Waxaa gacanta ku hayey gumeystaha Ingiriiska in ka badan 70-sano,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa Oo Lagu Weeraray Hoteelka Naasa Hablood Ee Muqdisho Goor dhaw waxaa weerar loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa lagu qaaday Hoteelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho, waxaana la maqlayaa rasaas xooggan oo halkaasi ka socota. Lama…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran (Akhriso) Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka madasha wadatahiga qaran, kaasi oo magaaladaasi ka soconayey 22 ilaa 25-ka bishan, waxaana shirka laga soo saaray war-murtiyeedkan.…