1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Goof-gaduud Ee Baay Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay dib ula wareegeen deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Madaafiic Ku Gaaracay Deegaanno Ku Yaalla Xadka Soomaaliya Iyo Kenya Dadka ku nool deegaanka dhamase ee xadka aan rasmiga ahayn Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka qeylo dhaaminaya madaafic khasaare geysatay oo ciidamada Kenya habeenadii lasoo dhaafay ay ku garaaceen deegaankaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Boqortooyada Belgium Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Belgium wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Roxane de Bilderling. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Billowday Dadaallo Lagu Xalinayo Dagaallada Gobolka Sool Maamulka Somaliland ayaa billaabay dadaallo la doonayo in lagu xalliyo colaadda ka jirta gobolka Sool, gaar ahaan deegaanno ku dhaw degmada Laascaanood ee gobolkaasi. Magaallada Laascaanood waxaa gaaray xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Helay Martiqaadka Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih, oo dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mauritania Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Khaled Omar Ali ayaa maanta ku qaabilay caasimadda Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga ee Jamhuuriyadda Islaamiga Mauritania…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Madaxweyne Geelle u Diray Hambalyo Ku Aadan Xorriyadda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo oo ku saabsan xuska sannad-guuradii 39-aad ee ka soo wareegtay maalinta xornimada Djibouti u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowldda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyey Deegaan Ka Tirsan Gobolka Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa inay faarujiyeen habeenkii xalay ahaa deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha deegaankaasi Xuseen Wardheere oo wareysi siiyey Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Jirdilay Tifaftirihii Radio Daljir Ee Garoowe Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin maamulka Puntland ayaa xalay jirdil ugu geystay magaalada Garoowe tifaftirihii Radio Daljir kadib markii ay kala degeen gaarigiisa. Cabdifataax Cumar Geeddi ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Magaalada Gaalkacyo Ku Dilay Mudane Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gaalkacyo Rag Hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dileen mudane ka tiarsanaa golaha deegaanka magaaladaasi ee dhanka Puntland. Mudanaha la dilay ayaa lagu magacaabaa Saciid…