1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada Oo Xilka La Wareegay (Sawirro) Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Dr Cabdulqaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxana munaasabadda Xil-wareejinta oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Goor Dhaw Lagu Dilay Magaalada Laascaanood Rag hubeysan ayaa la sheegay in Saddex qof oo shacab ah ay ku dileen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Wariyaheena Gobolkaasi Faarax Dubad ayaa soo sheegaya in raggii dilka geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalay Salaaddii Jannaasada Ee Burci Xamza (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo dhowaan ku shahiiday weerarkii waxashnimada ahaa ee argagixisada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay Inay Xoojinayaan Taageerada Ay Siiyaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay inay ballaariso taageerada ay siiso ciidanka xoogga dalka Soomaaliya kadib markii ay sheegteen inay hoos u dhacday qatartii Al-shabaab. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Jubbaland Oo Baaraya 5 Ruux Ajaaniib Ah Oo Ay Kasoo Badbaadiyeen Xeebta Kismaayo Taliska Booliiska magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aaddan Shan ruux oo ajaaniib ah kuwaasi oo laga soo badbaadiyey xeebta Kismaayo xilli dooni ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Buux Dhaafiyey Gobolka Shabellaha Hoose Dhibaato, cabsi iyo walwal ku maris waddooyinka qaar ee Shabellaha Hoose Sh/hoose waa mid soo jiitameysay sanadihii dambe, sida ay tahayna dadku kama quustaan isticmaalka waddooyinka gobalkaasi, maadaama ay nolashooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Sool Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Ka Socda Gobolkaasi Waxgaradka gobalka Sool ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaal beeleedka ka soo cusboonaday degaannada hoos yimaada gobolkaasi oo ay ku dhinteen dad u badan shacab aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Koonfur Galbeed Oo Ka Warbixiyey Xaaladda Deegaanka Goofgaduud Oo Shalay Lagu Dagaallamay Taliska Ciidamada Booliska gaarka ah maamulk Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay xaaladda degaanka Goofgaduud oo saacadihii la soo dhaafay gacan ku heynteeda ay hadba qolo la wareegeysay. Taliye ku xigeenk…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Qof Rayid Ah Oo Xalay Lagu Dilay Degmada Waaberi Ee Muqdisho Koox Hubaysan ayaa Xalay Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho waxa ay ku toogteen Qof Rayid ah, halkaas oo markii dambe ay soo gaareen ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya. Dilkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Danjireyaasha Wadamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya Uga Warbixiyey Xaaladda Guud Ee Dalka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih iyo danjireyaasha…