1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino dhulka lagu aasay ayaa barqadii maanta waxaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaa oo saarnaa gaari nooca loo yaqaano Cabdi Bile…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobolka Hiiraan Oo Guul Ka Sheegtay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay tuulada lagu magacaabo Ceel-dheer taasi oo ka mid ah deegaannada hoostaga deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan. Dagaalkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Oo Loo Tababarayo Ka Faa’ideysiga Mashaariicda (Sawirro) Degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka soconaya tababar ku saabsan sidii bulshada uga faa’ideysan mashaariicda kala duwan. Tababarkani oo galay maalintii Labaad ayaa waxaa uu ka soconayaa Xarunta Maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yari Ka Jirta Deegaanno Ka Mid Ah Gobolka Hiiraan Xaalad biyo yari oo aad u daran ayaa soo food saartay dadka iyo duunyada ku nool qaar ka mid ah deegaannada waqooyi ee gobolka Hiiraan, waxaana dadku ay u baahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Lagu Eedeeyay Inay Hurineyso Colaadda Gobolka Sool Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka gobolka Sool kana dhacay deegaanka Saax-dheer ee gobolkaasi ayaa lagu ee deeyay maamulka Somaliland inay sii hurinayaan dagaal beeleedka ka socda deegaanno ku yaalla Koonfurta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay In Dib u Eegis Lagu Sameeyo Odoyaasha Soo Xulaya Baarlamaanka Soomaaliya Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in dib u eegis ku sameyso Odayaasha dhaqanka ee la doonayo inay soo xulaan xildhibaannada baarlamaanka soo socda. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laascaanood: Beelihii Ku Dagaallamay Gobolka Sool Oo La Wada Hadal Siinayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Laascaanood wada hadal ay ku yeesheen waxgaradka beelihii dhawaan ku dagaallamay deegaanno kamid ah gobolka Sool. Dadaalladan la isugu keenayo beelahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Ceel-buur, Galgaduud Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Ceel-buur ee gobolka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF Oo Ku Baaqday In La Ixtiraamo Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed War-saxaafadeed kasoo baxay hay’adda UNICEF islamarkaana nuqul ka mid ah soo gaaray Goobjoog News ayaa lagu dalbaday in la dhowro dhammaan xuquuqda carruurta Soomaaliyeed. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qoran:- UNICEF…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diiyarad Nooca Loo Yaqaan Drone-ka Oo Kusoo Dhacday Gobolka Sh/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in diyaarad nooca loo yaqaan Darone-ka gaar ahaan kuwa wax basaasa ay ku dhacday duleedka deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabellaha…