Ammaanka Magaalada Baydhabo Oo La Adkeeyay Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in aad loo adkeeyay ammaanka guud ee magaaladaasi. Kadib markii madasha wadatashiga qaran ay isku raaceen in dhammaadka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Rayid Ah Oo Lagu Dilay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay waxay qof shacab ah ku dileen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dadka ku dhaqan degmadaasi ayaa u sheegay Goobjoog News in qofka la dilay uu…
3 daqiiqo Faa’idada Ilaalinta Deegaanka Waxyaabaha ugu muhiimsan ee saameynta ku leh nolosha aadanaha waxaa ka mid ah sida uu u egyahay deegaanka uu aadanuhu ku nool yahay ee uu noloshiisu ay ku tiirsan tahay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dambi Lagu Helay 3 Qof Oo Soomaali Maraykan Ah Maxkamad ku taalla Maraykanka ayaa dambi ku heshay Saddex qof oo Soomaali Maraykan ah, kuwaasi oo la sheegay inay ku biiri rabeen Al-shabaab. Xeer beegtida Minnesota ee gacanta ku haysa kiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Gobolka Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya Beello halkaasi wada deggan uu xalay illaa saakay halkaasi ku dhexmaray. Deegaan lagu Magacaabo Dharkeyn kuna dhaw degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Lagu Dilay Deegaanka Xawaadley Ee Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Meydadka Saddex ruux oo lagu dilay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dilka dadkan loo geystay ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Gurmad Raashin Ah Gaarsiin Doonna Puntland Iyo Somaliland Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in raashiin gargaar ah geyn doonto deegaannada maamullada Puntland iyo Somaliland ee abaartu ka jirto. Madaxweynaha dalkaasi Recep Tayyip Erdogan oo shalay safar ku yimid magaalada Muqdisho…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. Kulanka oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka…
7 daqiiqo Safarkii Madaxweyne Erdogan Ee Muqdisho Iyo Heshiisyadii La Kala Saxiixday (Sawirro) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa soo garay magaalada Muqdisho Jimco 3 June 2016 iyadoo si diiran loo soo dhaweeyay. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixdey Heshiisyo Iskaashi Iyo Wax Wadaqabsi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka qeybgaley munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdisho oo ay labada dalka ku…