1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 12 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Baladweyne Maamulka degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay in 12 qof ay magaaladaasi ugu dhinteen cudurka shuban biyoodka sidoo kalena ay jiraan dad kale oo la il daran cudurkaasi. Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Beenisay Iney Sii Daayeen Dhallinyaro Lagu Qabtay Dagaalkii Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya inay sii daayeen dhallinyaradii lagu soo qabqabtay dagaalladii Al-shabaab ee xeebaha Puntland ka dhacay. Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay xiriir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gargaar La Gaarsiiyey Dadka Ku Sugan Deegaannadii Wabiga Shabelle Ku Fatahay Ee Sh/dhexe Hay’ad samafal oo laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa kormeer ku sameysay qaar ka mid ah deegaannada hoos yimaada degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasi oo dhawaan uu ku fatahay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Haweenka Barakacayaasha Ee Ku Sugan Muqdisho Oo Daryeel Caafimaad Helin Xilliga Dhalmada Haweenka barakacayaasha ah ee ku nool xeryaha ku yaalla magaalada Muqdisho ayaan helin goobaha caafimaadka ee u aadaan xilliga dhalmada, taasi oo u sahli lahayd inay ka baaqsadaan dhibaatooyin badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadata Tashiga Qaran Oo Shir Uga Furmayo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo madaxda madasha Wadatashiga qaran, kaasi oo looga hadli doono arrimo dhowr ah. Hoggaamiyayaasha maamul goboleedyada Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Maxkamadeynaya Nin Bam Ku Tuuray Maqaayad Ay Leeyihiin Soomaali Maxkamad Ku Taalla Dalka Mareykanka Ayaa Sheegtay Inaan La Sii Deyn Doonin Nin Ku Tuuray Bambo Dab dhalisa Maqaayad Ay Leeyihiin Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku taalla halka lagu magacaabo Grand…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Safarkii Ra’iisul Wasaare Cumar Ee Dhuusamareeb Warar goor dhaw soo gaaray Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan in maanta uu dib u dhac ku yimid safar Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ku tagi lahaa degmada Dhuusamareeb ee gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Muddo Kordhin u Sameeyay Howlgalka AMISOM Golaha Ammanka ee Qaramada Modoobay ayaa ugu kordhiyey mudo Labo Bil ah howlgalka ciidamada Midowga Afrika ay ku joogaan Soomaaliya si waqti ku filan ay ugu helaan xubnaha golaha ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Wajahan Degmada Dhuusamareeb Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta la filayaa inuu tago degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wariyaha Goobjoog ee degmada Dhuusamareeb C/weli Tooxow ayaa soo sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Oo Maanta Dalka Ka Billaabanaya Maanta oo sabti ah waxaa guud ahaan dalka ka billaabanaya Imtixaanka mideysan ee Shaadiga Dugsiga sare kaasi oo ay u fariisanayaan kumamaam arday ah. Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa imtixaankan…