4 daqiiqo Haweeney Ka Taajirtay Iibinta Shaaha Hab Nololeedka Shaqo ee qofka bini’aadamka ahi uu ku raadsado nolol waa ay farabadan yihiin , waxaa jira qaar xoogooda ku xamaasha , kuwo xirfad u gaar ah leh, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta: Lagama Laaban Karo Go’aanka Aan Ku Celinayno Qaxootiga Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in go’aanka lagu celinayo qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkiisa jooga uu yahay mid aan laga laaban Karin. Madaxweynaha Kenya wuxuu sheegay in dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kumanaan Reer Siiriya Oo Ku Xayiran Xuduudda Turkiga In ka badan Boqol Kun (100,000) oo Siiriyaan ah ayaa ku xanibmay meel u dhow xuduuda dalka Turkigu uu la wadaago gobolka Alepo xili dagaalyahanada Ururka Daacish ay ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabaka Baladweyne Oo Gurmad u Baahan Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan waxaa ku fatahay Wabiga Shabelle, waxaana uu saameeyay guud ahaan shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Shacabka ayaa qaarkood waxaa u suurta gashay in magaalada Bannaanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Dagaallamay Oo Lagu Heshiisiiyay Galmudug Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug isuguna jira wasiiro, xildhibaanno iyo saraakiil ciidan oo gaaray deegaanno u dhaxeeya Baxdo iyo Qeydaro oo Labo maalin kahor ku dagaallameen Labo Maleeshiyo beeleed oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Odayaasha Dhaqanka Ee Ka Socday Qardho Oo Lasoo Gabagabeeyay Magaalada Qardho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ay lahaayeen ku dhawaad 100 Oday dhaqameed oo isaga kala yimid qaar ka mid ah gobollada dalka, loogana hadlayey arrimo dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti Oo Taageertay Dadaallada Lagu Heshiisiinayo Beelihii Ku Dagaallamay B/weyne Dowladda Jabuuti ayaa taageertay dadaallada nabadeed oo laga dhex wado beelo dhowaan ku dagaallamay magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan. Safiirka dowladda Jabuuti u jooga Soomaaliya Dayib Dubad Rooble oo gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Siyaasadaha Isdiidan Ee Galgaduud Oo Saameeyay Shaqadii Isbitaalka Guriceel Maamulka isbitaalka degmada Guriceel ayaa sheegay in siyaasadaha isdiidan ee ka jira gobalka Galgaduud inay saameyn ku yeesheen howlihii shaqo ee Isbitaalkaasi. Cali Cumar Tarabi oo ah agaasimaha isbitaalka istarliin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Itoobiya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Wararka ka imaanaya degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo ku socday degmadaasi uu jidka ku qabsaday weerar ay qaadeen Al-shabaab. Rasaasta labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa laga soo sheegayaa deegaanno ka tirsan gobalka Shabeellaha Hoose oo ay kala wadaan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah.…