Barack Obama Oo Cunaqabateynta Hubka Ka Qaadaya Dalka Vietnam Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in dalkiisa uu cunaqabateynta hubka ka qaadayo dalka Vietnam. Barack Obama ayaa hadalkan ka sheegay booqasho uu haatan ku joogo dalkaas, booqashadan ayuu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Puntland Wey Ka Gaabisay In La Fuliyo Heshiiskii Gaalkacyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Galmudug Cumar Maxamed Diiriye Guureeye ayaa sheegay in weli xal rasmi ah laga gaarin dagaalladii magaalada Gaalkacyo bishii December ee 2015 ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada Caabudwaaq, Galgaduud Ugu yaraan Afar qof ayaa geeriyootay Labo kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii dagaallo u abaabulan qaab qabiil ay ka dhaceen xaafado ka mid ah degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Sababtay In Dib Loo Dhigo Imitaaxnkii Fasalka 8-aad Ee Puntland Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa joojisay Imtixaankii fasalka 8-aad ee Dugsiyada Puntland kadib markii la sheegay in koox burcad ah oo abaabulan ay weerar ku qaadeen imtixaanaadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Binali Yildirim Ayaa Loo Doortay Hogaamiyaha Xisbiga AK Ee Turkiga Wasiirka gaadiidka ee dalka Turkiga Binali Yildirim ayaa si aqlabiyad ah loogu doortay madaxa xisbiga AK ee dalka Turkiga. Yildirim oo isaga Erdogan ay wada aasaaseen xisbiga waxaa uu jiraa 60…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ragga Gaaraaca Haweenka Oo Kusoo Badanaya Somaliland Ururuka haweenka qareennada Somaliland ayaa diiwaan geliyey in tirada haweenka ay waxyeelladu kasoo gaarto ragga qaba ee magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Gabilley ay Labadii Bil ee sanadkaan ugu horreeyay xaddi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Ammaanay Go’aankii Madaxweyne Xasan Sheekh Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa ammaanay tillaabadii madaxweyne Xasan Shiikh uu ka qaatay nidaamka doorashada sanadkan dhacaysa isagoo xusay inay tahay arrin muhiim u ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qurbejoog Dib u Dhis Ka Billaabay Gaalkacyo Sanadihii ugu dambeeyay waxaa dalka dib ugu soo laabanayey Qourbejoog badan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo dalka ka hayaamay xilligii burburka, waxayna qaarkood doonayaan inay ka qeybqaataan horumarka iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne: Dagaalladii Waa Lasoo Afjaray Maamulka degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay in la joojiyay guud ahaan dagaal beeleedkii magaaladaasi ka socday muddo ku siman shan maalin. Dagaalkani oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeerkii Madaxweyne Ee Lagu Meel Mariyey Heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaran Goobjoog News waxay idiin soo gubineysaa xeerkii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku meel mariyey maanta oo Axad ah heshiiskii xubnaha madasha ay ka gaareen doorashooyinka dalka ka dhacaya 2016.…