Sheeko:War Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan saamiga aqalka sare ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalaya nabadoon Maxamed Xasan Xaad, Nabadoon Maxamed Bin Cali Uunsane iyo nabadoon Axmed… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Gu’ga Oo Weli Ka Da’in Deegaanno Ka Tirsan Mudug Inta badan roobka xilliga Gu’ga ayaa ka da’ay deegaanno ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya, hase ahaatee deegaanno ka mid ah gobolka Mudug ayaa lasoo sheegayaa in roobkaasi aanu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wadada Gaalkacyo Iyo Hobyo Oo Laga Shiray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa ka dhacay kullan ballaaran oo looga hadlayey dhismaha wadada isku xirta magaaladaasi iyo degmada Hobyo. Kulankaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Mideynta Dowladaha Hoose Oo Lagu Soo Xiray Cadaado Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa lagu soo xiray shir soconayey muddo Afar maalin ah, kaasi oo looga hadlayey mideynta siyaasadaha dowladaha hoose heer qaran iyo dowlad goboleedyada. Shirkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Ka Walaacsan Doorashada Soomaaliya Dalka mareykanka ayaa walaac ka muujiyey dib u dhac ku yimaada doorashada 2016 lagu wado in ay dalka ka dhacdo. Warbixintan oo laga soo saaray wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo u Digtey Baarlamaanka Federaalka Kulan ay isugu yimaadeen golaha wasiirada maamulka Puntland ayaa looga hadley arrimo la xiriira doorashooyinka la filayo in dalkaan ay ka dhacaan sanadkan 2016 iyo arrimo ku saasan wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Talisyada Asluubta Africa Oo Ku Shiray Zambia Dalka Zambia waxaa ka dhacay shir ballaaran oo ay leeyihiin talisyada ciidamada Asluubta dalalka Afrika, waxaana shirkan qeyb ka ah Soomaaliya. Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac ayaa ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Codsi u Diray QM Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa codsi u diray Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka taasi oo ku aadan in la maalgeliyo barnaamijka doorashada iyo in dhalinyarada Soomaaliyeed la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada B/weyne Oo Maanta Deggan Xaalad deganaansho ah ayaa maanta oo Jimco ah waxaa laga soo sheegayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo ay ka dhaceen dagaallo u dhaxeeya Maleeshiyaad qaab qabiil u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Puntland Ah Oo Kormeeray Xabsiyada Boosaaso Masuuliyiinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa ka warbixiyay xaaladda nololeed ee ka jirta xabsiyada magaalada Boosaaso oo kormeer ay ku tageen. Guddoomiyaha Maxkamadda Cidamada qalabka sida iyo danbiyada…