U bood dhigaalka
Maajo 21, 2016

Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan saamiga aqalka sare ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalaya nabadoon Maxamed Xasan Xaad, Nabadoon Maxamed Bin Cali Uunsane iyo nabadoon Axmed Diiriye Cali