1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Oo Saameeyay Dad Barakacayaal Ah Roob habeenkii xalay ahaa illaa saaka waabarigii ka da’ayey magaalada Muqdisho ayaa saameyn ku reebay dadka barakacayaasha ah ee magaalada ku nool. Qaar ka mid ah kaamamka ay ku noolyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Gaalkacyo Wararka saaka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa waxay ku waramayaan in ciidamada ammaanka Puntland ay halkaasi ka wadaan howlgallo amni xaqiijin ah. Howlgalladaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jabuuti Oo Maanta La Caleema Saarayo Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa lagu wadaa in maanta loo caleemo saaro xilkaasi kadib markii uu ku guuleystay doorashadii April ee dalkaasi ka dhacday. Madax fara badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Caawa Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Rag hubeysan ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo gobolka Mudug waxay ku dileen Ganacsade Cumar Cabdulle Dheere oo ka mid ah ganacsatada ugu caansan gobolkaasi. Ganacsadahan ayaa lagu dilay xaafadda Israaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Hal Qof ayaa ku dhaawacmay qarax Bam oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho kaas oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya. Qofka dhawaca uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Lagu Taageerayey Go’aankii Madaxweyne Xasan Uu Xilka Kaga Qaaday Ilka Xanaf Oo Ka Dhacay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbax ballaaran oo lagu taageerayo go’aankii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu 4-tii bishan xilka kaga qaaday guddoomiyahii Maxkamadda sare Caydiid Ilka Xanaf iyo soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Shacabka Gaalkacyo Uga Warbixiyey Heshiiskii Jigjiga Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta halkaasi kulan kula qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada. Kulankaan waxaa soo qabanqaabiyey maamulka degmada Gaalkacyo, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Laga Qaaday Deegaanka Gelinsoor Ee Mudug Maamulka Deegaanka Gelinsoor ee gobolka Mudug ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ay ciidamada Galmudug ku qaadeen Isbaarooyin yaalla waddooyinka gala iyo kuwa ka baxa deegaankaasi. Guddoomiyaha deegaankaasi Cali Saciid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch Oo Ka Digtay In La Xiro Xeryaha Dhadhaab Iyo Kaakuma Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha Human Rights Watch ayaa ka digtay in dowladda Kenya ay xirto xeryaha qaxooti ee Dhadhaab iyo Kaakuma, halkaasi oo ay ku noolyihiin qaxooti badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Hoyga Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Baardheere Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay weerar ku qaadeen hoyga madaxa mashaariicda degmada Baardheere Maxamed Xuseen Ganey. Ciidamada ilaalada u ah mas’uulkaasi…