1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Puntland Oo Ku Dhaawacmay Dagaal Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ku dhaawacmay wasiirka amniga Puntlad Cabdi Cali Xirsi Qarjab kadib markii uu damcay inuu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Ka Warbixiyey Heshiiskii Jigjiga Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maalintii shalay ahayd dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ayaa faah faahin waxa uu ka bixiyey heshiiskii magaalada Jigjiga uu kula soo galay…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Puntland oo Guddi u Saaray sare u kac ku yimid Maciishadda & Lacago Been Abuur ah oo Suuqyada la soo Geliyay Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa guddi u saaray wax ka qabashada sare u kac ballaaran oo ku yimid maciishada, taas oo ay dadweynuhu ka mudaharaadeen. Gudoomiyaha Guddiga dhaqaalaha Baarlamaanka Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Dhaliilay Hannaanka Dhismaha Ee La Doonayo In Lagu Dhiso Aqalka Sare Mid kamid ah odayaashii soo dhisay xildhibaannada hadda shaqeeya ee dowladda Federaalka ayaa dhaliilay hannaanka dhismaha aqalka sare oo uu ku tilmaamay mid keenaya khilaaf hor leh. Malaaq Cali Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Oo Kulan Degdeg ah ka Yeelanaya xilka Qaadistii Caydiid Ilka Xanaf Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya xil ka qaadista guddoomiyihii maxkamadda Sare ee Abuukaate Caydiid Cabdullaahi Ilka xanaf. Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa Goobjoog News waxa ay u xaqiijiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Sh/dhexe Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo saameyn ku yeeshay dad badan oo shacab ah. Tuulada Beyxaaw ayaa ka mid ah meelaha uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw qarax Bam uu ka dhacay suuqa Ariga ee degmadaasi, kaasi oo khasaare sababay. Bamkaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan C/llaahi Jaamac “Soomaaliya waxay Khatar Ugu Jirtaa Baarlamaan la’aan, Xukuumad la’aan & Dastuur la’aan” Xildhibaan C/llaahi Jaamac Xuseen oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadal ka jeediyay xarunta Baarlamaanka ayaa sheegay in dalku uu khatar ugu jiro Baarlamaan la’aan, xukuumad la’aan iyo Dastuur…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Ka Deyriyey Xaaladda Caafimaad Ee Dadka Ku Sugan Magaalada Taleex Ee Sool Wasiirka Wasaarada Haweenka Maamulka Puntland Anisa Cabdilqaadir Muumin ayaa sheegtay in baahi badan oo xaga caafimaadka ah in ay ka jirto Magaalada Taleex ee gobolka Sool. Wasiir Anisa oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuq La’aanta Ganacsiga Xoolaha Nool Ee Galmudug Oo Saameysay Ganacsigii Guud Ee Mudug Iyo Galgaduud Wasaaradda Ganacsiga ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in dhaqdhaqaaq la’aanta ganacsiga xoolaha nool uu xilligaan saameyn xoogan ku yeeshay habsami socodkii ganacsiga guud ee Suuqyada Galmudug. Wasiirka Wasaaraddaasi Cabduladhiif Cabdullaahi…