1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Faarax Qare: 300 Milyan Oo Doolar Kalluun Ku Kacaya Ayaa Sanad Walbo Laga Qaataa Badaha Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) Agaasiamah hay’adda Cilmi barista Badaha Soomaliyeed ayaa soo dhoweeyay dadaalka Puntland ay u gashay illaalinta kheyraadka badda gaar ahaan xeebaha Gobolka Bari. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hore Qorsheel “Waa La Dayacay Amniga Mas’uuliyiinta Xilalka Kasoo Qabtay Dowladihii Dalka Soo Maray” Wasiirkii hore ee wasaaradda duulista hawada Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa madaxda Soomaaliya ka dalbaday in la sugo amniga mas’uuliyiinta xilalka kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Kahor Yimid In Amniga Muqdisho Lagu Wareejiyo Maamulka Gobolka Banaadir Aqoonyahan Shariif Xuseen Roobow oo ka faalooda arrimaha siyaasadda iyo ammaanka ayaa sheegay in waddo saxan aysan ahayn qaabkii amniga magaalada Muqdisho loogu wareejiyey maamulka Gobolka Banaadir. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Waxyeello Kasoo Gaartay Duqeyn Ka Dhacday Degmada Afgooye Ugu yaraan 13 ruux ayaa ku dhaawacmay kadib hoobiyeyaal xalay lagu weeraray degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dadka deegaanka oo saaka la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Arrimaha Gudaha Carabta Oo Xisbullahi u Aqoonsaday Urur Argigixiso Ah Golaha Wasiirada arrimaha gudaha Carabta oo Xisbulahi u aqoonsaday urur Argigixiso ah, arrintan ayaa timid saacado uun markii arbacadii golaha Khaliijka sidoo kale Xisbulahi u aqoonsadeen urur argagixiso ah. Golaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Mooshinkii Ammaanka ee Horyaallay Xubnaha Golaha Shacabka oo Maraya Meel Xasaasi ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa waxay sii amba qaadeen shalay oo Arbaco ah mooshinkii amniga,kaas oo hadda marayay meel xasaasi ah oo su’aallo lagu waydiinayo mas’uuliyiinta ugu sarsareeysa ee xukuumadda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabkii Ka Barakacay Dagaallada Dhuusamareeb Oo Dib Ugu Laabanaya Guryahooda Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in shacabkii shalay ka barakacay dagaalladii ka dhacay degmadaasi ay billaabeen inay dib ugu laabtaan guryahooda. Wariyaheena Cabdiweli Tooxow oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Lacag La’aan Ku Diiwaangelinaysa Warbaahinta Iyo Wariyeyaasha Ka Howlgala Kismaayo Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta maamulka Jubbaland ayaa loogu yeeray dhammaan wariyeyaasha ka howlgala magaallada Kismaayo iyo sidoo kale mas’uuliyiinta qalabka warbaahineed ee magaalladaasi yaalla in muddo 10 cisho ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Macallin Fiqi “Dagaalka Dhuusamareeb Waa Ceeb Usoo Hoyatay Dadka Deggan Deegaannadaasi” Xoghayaha xisbiga Daljir Axmed Macallin Fiqi ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka kasoo cusboonaaday magaalada Dhuusomareeb ee gobalka Galgaduud, isaga oo sheegay in dagaalkaasi uu yahay ceeb usoo hoyatay shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay Inay Howlgal Ku Dileen Rag Ka Mid Ah Al-shabaab Maamulka degmada Xudur Ee Gobalka Bakool ayaa ka warbixiyay howlgallo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen deegaanno ku dhaw degmadaasi kaasi oo ay ka dhalatay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…