3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Barre “Ra’iisul Wasaaruhu Waxa uu Ballan Qaaday in uu Sameyn Doono Isbedel Dhanka Amniga ah” Xildhibaan Cabdi barre Yuusuf Jibriil oo Sabtidii saxaafadda kula hadlay xarunta baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali uu xildhibaanada hortooda ka ballan qaaday in uu sameyn doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Hubeysan Oo Haween Iyo Carruur Ku Dilay Xadka Gobolka Galgaduud Ee Itoobiya Maleeshiyaad hubeysan ayaa dad u badan carruur iyo haween ku dilay duleedka deegaanka Kaxandhaale oo dhaca xuduudka gobalka Galgaduud uu la wadaago Itoobiya. Inta la og yahay Seddax Qof oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ubax Tahliil Oo Shacabka Galgaduud Iyo Mas’uuliyiintooda Ugu Baaqday Ka Shaqeynta Nabadda Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in baarlamaanka uu ka xun yahay colaadda kasoo cusboonaatay gobalka Galgaduud gaar ahaan degmada Dhuusamareeb oo dhawaan dagaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Madaafiic Ku Garaacay Deegaanka Jannaale Ee Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic habeenkii xalay ahaa ay ciidamada AMISOM ku garaaceen deegaanka Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose. Qof ku sugan deegaankaasi oo la hadlay Goobjoog…
3 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari Oo Ku Tilmaamay Kalfadhiga 7-aad kii Ugu Wax-soosaarka Badnaa Waxaa maalintii shalay ku soo xirmay magaalada Muqdisho kalfadhigii 7aad ee baarlamaanka Federaalka, kaas oo noqday sida guddoomiyaha baarlamaanku ka dhawajiyay kii ugu waxqabadka badnaa intii uu dhisnaa baarlamaanka laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Laga Gaaray Dagaallo Ka Dhacay Deegaanka Gadoon Ee Gobolka Galgaduud Waxaa heshiis laga gaaray dagaallo ku salaysnaa aano qabiil oo in muddo ah ka taagnaa Degaanka Gadoon ee ka tirsan Gobolka Galgaduud. Kadib wadahal socday maalmo ayaa waxaa lagu gaaray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Sidday Hub Badan Oo Gacanta Lagu Dhigay Xilli Ay Kusoo Wajahnayd Soomaaliya Markab dagaal oo laga leeyahay wadanka Australia ayaa gacanta waxa uu ku dhigay jimcihii aynu kasoo gudubnay dooni sidday hub tiro badan, kaasi oo kusoo wajahnaa Soomaaliya. Markabkan oo lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Shacabka Ka Dalbaday Wada Shaqeyn Amni Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay inay aad usoo dhaweynayaan in lagu soo wareejiyo ka maamul ahaan amniga magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay gudoomiyaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Dagaal Kula Jirnaa Cadow Caalami Ah Oo Khatar Ku Ah Amnigeena Iyo Jiritaankeenna” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka wadashaqeynta gobolka iyo degmooyinka gobolka Banaadir ee xoojinta amniga caasimadda. Kulankan ballaaran oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Warbixin Ku Saabsan Gabood Fallada Ciimadoodu Geystaan Iyo Dalalka Ciidamadaasi Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin dheer oo ku saabsan gabood fallada ay ciidamadooda nabad ilaalinta ah u geystaan dadka shacabka ah. Gabood falladaan ayaa waxaa ka mid ah Kufsi,…