2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo 11 Milyan Euro u Saxiixay Jubbaland Midowga Yurub ayaa maamulka Jubbaland u saxiixay lacag dhan 11 Milyan Euro, taasi oo lagu qabanayo mashruucyo ay ugu horreyso waxbarashada. Maalintii shalay ahayd waxaa magaalada Kismaayo ka dhacay heshiis…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Seynab “Haweenka Soomaaliyeed Waxay Ku Kala Qeybsameen Siyaasad” Xildhibaan Seynab Maxamed Caamir oo wareysi gaar ah siisay Goobjoog News ayaa ka hadashay munaasabadda 8 Marso , waxayna sheegtay in aysan jirin siyaasad degsan iyo qorshe ay sameysteen haweenka…
11 daqiiqo Imisaa La Diley ? : Tirada Dadka La Diley Bisha February 2016 Mar kale iyo qormadeenii joogtada ah ee Imisaa La Diley, taasi oo bil kasta dhamaadkeeda aan kusoo bandhigno tirada dadka la diley Soomaaliya, inta ay Goobjoog ka warheyso ama diiwaangalisey.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Sheegtay In Ay Duqeyn Ku Dishay 150 Ka Tirsan Dagaalyahannada Al-shabaab Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyn dhinaca cirka ah ku dishay 150 dagaalyahan oo ka tirsan xarakada Al-shabab iyadoo Mareykanku uu ku tilmaamay duqeyntaas mid looga hortagayey Qatar kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Galmudug Oo Lagu Wareejiyay Gadiid Ay Ku Howlgalaan Munaasabad lagu soo bandhigayey 11 gaari oo loogu talagalay iney ku shaqeeyaan ciidamada Booliiska Galmudug ayaa lagu qabtay magaallada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Waxaa munaasabadaan ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Soo Horjeedo Shirka Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Oo Ka Dhacay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen 8 Ugaas oo kala matalayey beelaha dega gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, siyaasiyiin, xildhibaanno iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Gaari Hub Siday Ku Qabtay Duleedka Degmada Cadaado Ee Galgaduud Ciidamada Nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay gacanta ku dhigeen gaari la sheegay in uu hub u waday Ahlu-sunna Waljameeca. Howlgalkaan lagu qabtay hubkaan oo shalay ay ciidanka sameeyeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga: Hubka Aan Sharciyeesneen Ee Muqdisho Halagu Soo Diiwaangeliyo Muddo 30 Maalin Ah Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay ammar ku aadan hubka aan sharciyeesneen ee yaalla magaalada Muqdisho ayna haystaa shirkadaha kala duwan ee magaalada ka shaqeeya, Afhayeenka wasaaraddaasi…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad Oo Sheegay In Dhagxaanta Lagu Gooyay Waddooyinka Ay Dhibaato Ku Yihiin Bilicda Iyo Amniga Muqdisho Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa aad u dhaleeceyay dhagaxaanta waddooyinka lagu xirtay oo uu ku timaamay mid waxyeello u geystay amniga iyo bilicdii…
4 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa ” Ma jirto Cid Isku Ixtiraameysa Shaqo Dowladeed oo la kala Leeyahay” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Guddiga baarlamaanka ee arrimaha dibadda oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay inaaney jirin cid isku ixtiraameysa shaqo dowladeed oo la…