2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka tirsan Galmudug Oo Ka Warbixiyay Sababta Dadka Shacabka Ah u Degi Karin Degmada Ceelbuur Ee Galgaduud Xildhibaan Mahad Sheekh Cali Cibaar oo ka tirsan Barlamaanka Galmudug ayaa wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, kana warbixiyay socdaal ay ku gaareen Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Wadatashi Ah Oo Ka Socda Magaalada Jowhar Kululama Gaargaar ah ayaa ka soconaya Magaallada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhaxe halkaasi oo loo Madalsanyahay in lagu qabto Shirka Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Oadayaasha dhaqanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Sano Kadib Abaartii Ugu Darneyd Oo Ku Habsatay Deegaanno Ka Tirsan Somaliland Deegaanno Ka tirsanSomaliland waxaa bilihii ugu dambeeyay ka jiray abaar xooggan oo sameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Hay’adda Somaliland u qaabilsan arrimaha maareynta musiibooyinka dabiiciga ah waxay ku sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ciidan Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Nawaaxiga Xerada Gaadiidka Booliiska Ee Muqdisho Qarax kale ayaa saaka ka dhacay nawaaxiga Xerada Gaadiidka Booliska degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Maqaayad kasoo horjeedda xeradaasi ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Loo Adeegsaday Mooto Bajaaj Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj ayaa lagu soo waramayaa in goor dhaw uu ka dhacay wadada 21 October ee magaalada Muqdisho. Inkastoo aan la sheegin cidda lala eegtay qaraxan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Maanta Ku Dagaallamay Gedo Wararka ka imaanaya degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ay ka dhalatay dagaal halkaasi ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab Oo Beenisay In Duqeyn Looga Dilay 150 Dagaalyahanno Xarakada Alshabaab ayaa beenisay warka Maraykanka kasoo baxay ee uu ku sheegay in uu ka dilay dagaalyahanno gaaraya 150 Askari kadib duqeymo ka dhacay gobalka Hiiraan. Hadalkani waxaa shaaciyay Afhayeenka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caalamiga Ah Ee Haweenka Oo Maanta Looga Dabaaldegay Muqdisho Munaasabad lagu maamuusayey maalinta caalamiga ah ee Haweenka (8-da Maarso) ayaa maanta waxaa lagu qabtay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho waxaana ka qeybgalay xubno ka tirsan Labada gole ee dowladda,…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Galmudug oo u soo Xirmay Siminaar ku saabsan Hab Qoraalka Shuruucda Xildhibaanada Maamulka Galmudug ayaa waxaa shalay ugu soo gabagaboobay magaalada Cadaado siminaar 3 cisho ah oo lagu baranayay qoraalka Shuruucda Baarlamaanka, siminaarkana ayaa waxaa bixineysay hay’adda UNDP. Ugu horreyn xubnaha…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Taageeray Go’aankii Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Ee Shirka Jowhar Abuukaate Daahir Xasan Cabdi oo ka tisan mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ku taageeray odayaal dhaqameedka Hiiraan in la qaadaco shirka maamul u…