1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne 4 Qof ayaa ku dhawacantay qarax goor dhaw ka dhacay albaabka hore Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Qaraxan ayaa la sheegayaa inuu ka dhex dhacay mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Dowladda Federaalka Ku Eedeeysay Dagaallada Ka Dhaca Galgaduud Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee Dhuusamareeb ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay kaalin mug leh ku leedahay dagaallada soo laab laabtay ee ka dhacay gobalka Galgaduud. Cali Baashi Farax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Degmada Qoryooley Oo Sheegay Iney Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Taliska ciidanka Booliiska degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen sarkaal ka tirsanaa xarakada Al-shabaab kadib howlgallo ay ka sameeyeen degmadaasi. Amaddi Gaabow oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Xalay Kormeer Ku Tegay Degmooyinka Ka Tirsan Muqdisho Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Jimcaalle iyo xubno ka mid ah maamulkiisa ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu socdaal uu ugu kuurgalayo nabadda magaalada Muqdisho uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Puntland Oo La Horumarinayo Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska ee maamulka Puntland ayaa billowday qorsheyaal lagu horumarinayo haweenka ku nool deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Kulan lagu qabtay magaalada Garoowe gelinkii dambe ee shalay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaal Beeleed Ka Jira Galgaduud Waxgaradka ku dhaqan deegaannada Galmudug ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisad beeleed maalmahani ka jirtay deegaanno ku yaalla xadka gobolka Galgaduud ee Itoobiya. Suldaan Maxamuud Khaliif Afduub oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF: Itoobiya Damac Badan Baa Uga Jira Qeyraadka Soomaaliya Ururka ONLF ayaa sheegay in dowladda Itoobiya uu damac aad u weyn uga jiro sidii ay u qaadan lahayd guud ahaan kheyraadka Soomaaliya, sidaa darteedna ay u daadinayso dhiigga shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka J/hoose Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulinaya Degmada Afmadow Degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose waxaa gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo gudgoomiyaha degmadaasi Cabdirashiid Cabdullaahi Gooni waxaana wafdiga ka mid ahaa xubno ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Garoomada Diyaaradaha Deegaannada Galmudug Oo Lagu Qabtay Cadaado kulan looga hadlayay sara u qaadista tayada xafiisyada Baasaboorada iyo amniga garoomada deegaannada Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug. Kulanka oo ay ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Soomaaliyeed Oo Xusul Duub Ugu Jira Sidii 30% Uga Heli Lahaayeen Doorashooyink Soo Socda Haweenka Soomaaliyeed ayaa isku diyaarinaya in Doorashada dalka lagu qabanayo sanadkaan 2016 ay ka helaan 30%. Caasho Cabdalla Siyaad oo ah Gudoomiyaha Hiigsiga iyo Siyaasada Hogaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in…