1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Warbixiyey Dad Loo Soo Qabtay Qaraxii Garoonka B/weyne Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay baaritaan ay sheegeen in lagu wado dad loo soo qabtay qaraxii dhawaan ka dhacay afaafka gore ee garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hungary Oo Sheegtay In Ciidamo Dheeraad Ah Ay Ku Daabuleyso Xuduudda Ay La Wadaagto Serbia Dowladda Hungary ayaa ku dhawaaqday in ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 1,500 iyo saraakiil sar sare oo boliska u direyso xuduudda dalkaasi ee uu la wadaago wadanka Serbia , taas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Guddi u Saaray Xallinta Dagaallo Ka Dhacay Xadka Gobolka Galgaduud Ee Itoobiya Maamulka Galmudug ayaa sheegay in guddi loo saaray xallinta dagaal beeleedyo ka dhacay xadka gobolka Galgaduud ee Itoobiya, kuwaa oo ka kooban waxgarad iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi. Wasiirka dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerarkii Awdheegle Dowladda Maraykanka ayaa sheegatay mas’uuliyadda duqeymo diyaaradeed iyo weerar dhulka ah oo ka dhacay deegaanka awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose 8-dii bishan. Saraakiisha Pentagon-ka ayaa sheegay in inkastoo la adeegsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Maareeyeyaal Cusub u Magacaabay Garoonka Iyo Dekadda Kismaayo Wareegto uu ku saxiixan yahay wasiirka gaadiidka iyo duulista Hawada ee Jubbaland ayaa waxaa lagu magacaabay maareeyeyaasha Dekadda iyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Axmed Xaaji Aadan Guuleed ayaa loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Iyo Arday Carreysan Oo Maanta Dibadbax Ka Dhigay Degmada Jowhar Magaalada Jowhar waxaa maanta ka dhacay dibadbax ay soo agaasimeen Odayaasha dhaqanka xaafadda Kulmis iyo bahda waxbarada xaafadaasi, waxaana dibadbaxani uu ka dhan ahaa maamulka xaafadda Kulmis. Dibadbaxayaasha oo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Madaafiic Lagu Garacay Xaafado Ka Tirsan Magaalada Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic habeenkii xalay ahaa lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Madaafiicda oo ahayd Hoobiye ayaa la sheegay inay ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo Ka Warbixiyay Xaaladda Baarlamaanka Maamulka Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan Oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay xaaladda shaqo ee baarlamaanka Jubbaland. Guddoomiyaha ayaa ugu horreyn ka warbixiyay shaqada baarlamaanka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ajnabi Ah Iyo Diyaarado Dagaal Oo Weerar Cirka Iyo Dhulka Ah Ka Fuliyey Shabellaha Hoose Maamulka deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in habeenkii xalay ahaa ay deegaankaasi weerar cirka iyo dhulka ah ka geysteen ciidamo Ajnabi ah iyo diyaarado dagaal oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Buuloburde: Ajaaniib Ka Tirsan Al-shabaab Ayaa Lagu Dilay Duqeyntii Hiiraan Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in duqeymihii Maraykanka uu ka fuliyay gobalkaasi lagu dilay saraakiil Ajnabi ah oo Xarakada Al-shabaab ka tirsanayd. Warkani waxaa sheegay duqa magaalada…