2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Baaraysa Dareere Waxyaabo Badan Loo Adeegsan Karo Oo Ciidanku Qabteen Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay baaritaan ku sameyn doonto dareere shalay ay ciidamada ammaanka ku qabteen howlgal ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Waxyeello Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax Miino oo khasaare dhaawac u badan geystay. Qaraxaan ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta Oo Ku Baaqay In Xayiraadda Hubka Laga Qaado Soomaaliya Wasiirrada arrimaha dibadda Carabta oo shalay 11 Marso go’aan ka soo saaray kulankoodii 145 ee ay shir guddoominaysay Boqortooyada Baxreyn ayaa laga soo saaray go’aanno khuseeya arrimaha Soomaaliya oo aad…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Japan Oo 97 Milyan Doolar Ku Bixineysa Horumarinta Adeegyada Bulshada Ee Soomaaliya Dowladda Japan ayaa 97.358 Milyan ugu deeqday dalka Soomaaliya, waa taageeradii ugu weyneed ee noocaas ah ee Japan ay siiso Soomaaliya. Safiirka Jaban u fadhiya Soomaaliya Tatsushi Terada oo goobta…
1 daqiiqo Sheeko:War Somalia Stability Fund:- Tartan Qandaraas Somalia Stability Fund (SSF) Waa sanduuq ay deeq-bixiyayaal badan wax ku biiriyaan oo taageera nabadda iyo xasiloonnida Soomaaliya. Sanduuqa SSF wuxuu gooni u dhigay lacago lagu bixinayo qandaraas loogu talagalay…
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Puntland oo kormeer ku tagay Deegaanka Bixin ee Duleedka Garoowe Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayay guddoonka Baarlamaanka Puntaland Axmed Cali Xaashi iyo wasiirka arrimaha gudaha maamulka Axmed Cilmi Cismaan ayaa Khamiistii gaaray deegaanka Bixin ee ku yaalla duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Degmooyinka Dhuusamareeb Iyo Guriceel Oo Eedeyn u Jeediyay Dowladda Federaalka Iyo Galmudug Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee ku sugan degmooyinka Dhuusamareeb ee Guriceel ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug inay wadaan qorshe dagaal oo ka dhan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Xukuntay Askari Qof Shacab Ah Ku Dilay Baydhabo Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidanka Qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku xukuntay askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, kaasi oo la sheegay in maalin kahor uu qof…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Galmudug Oo Weli Helin Xafiisyo Rasmi Ah Oo Ay Ku Shaqeeyaan Tan iyo markii la dhisay maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa la sheegayaa in aanu jirin xafiis si rasmi ah ay u furteen wasaaradaha maamulkaasi, balse…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Iyo Hay’ado Samafal Oo Ka Shiray Wax Ka Qabashada Biyo La’aanta Ka Jirta Baladweyne Maamulka Gobolka Hiiraan, kan magaalada Baladweyne iyo Hay’ado samafal ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baladweyne waxay kaga hadleen sidii wax looga qaban lahaa biyo La’aanta ka jirta magaaladaasi. Kulankaan…