1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Nabad Sugidda Dowladda Federaalka Iyo Maleeshiyaad Hubeysan Oo Ku Dagaallamay Galgaduud Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal shalay gelinkii dambe ciidamada Nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maleeshiyaad hubeysan ku dhexmaray deegaanka Godinlabe ee gobalka Galgaduud. Ciidamada Nabad sugidda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dillaacay Degmada Afgooye Iyo Deegaanadana Hoostaga Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in cudurka Shuban Biyoodka uu ka dillaacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose iyo deegaanno hoostaga degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dhiig Ku Daatay Ka Sameeyay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgallo ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobolka Baay kaasi oo dhiig uu ku daatay. Ciidamada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Digniin u Diray Maamullada Somaliland iyo Puntland Maamulka Khaatumo State ayaa uga digay maamullada Somaliland iyo Puntland faragelinta ay ku hayaan deegaannada maamulkaasi uu sheego inuu ka arrimiyo. Maxamuud Cali oo ah wasiirka xanaanada xoolaha Khaatumo State…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Dowladda Federaalka Fursad u Tahay Weeraradii Dhawaan Lagu Qaaday Al-shabaab Aqoonyahan Maxamed Caalim oo ka faallooada arrimaha Siyaasadda iyo Ammanka ayaa sheegay in weeraradii igu dambeeyay ee lagu qaday Xarakada Al-shabaab ay fursad u tahay Dowladad Federaalka ee Soomaliya. Aqoonyahanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ugu Yaraan Afar Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Garbaharey, Gedo Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku geeriyootay qarax miino oo xalay ka dhacay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Qaraxani miino ayaa ka dhacay meel ay dadka isugu yimaadaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xogheyaha guud ee Jaamacadda Carabta oo Loo doortay Axmed Abuu Geyd Axmed Abuu Geyd oo 74 jir ah, horeyna u soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa loo doortay xogheyaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta. Axmed Abu Geyd ayaa la doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Haloo Gurmado Dadka Ay Abaartu Ku Hayso Puntland iyo Somaliland” Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed in gurmad degdeg ah ay la gaaraan shacabka ay abaartu ku hayso deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Oo 10 Ruux u Qabtay Qarax Shalay Ka Dhacay Baydhabo Ciidamada ammaanka maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa NISA ayaa howlgallo ballaaran ay ka sameeyeen magaalada Baydhabo waxay kusoo qabteen 10 qof oo lala xiriirinayo qaraxii shalay ka dhacay magaaladaasi. Maxamed…