Madaxweyne Farmaajo “Wasiir Xoosh Wuxuu Laf-dhabar u Ahaa Xukuumadda Haatan Jirta “ Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo Geeriyooday Warar ay heshay Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan in magaalada Dubai ee dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta uu ku geeriyoodey Allaha u naxariistee wasiirkii Dastuurka xukuumadda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Oo Maanta u Dabaaldegaya 8-da March Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka oo dhan looga dabaaldegaa ama laga xusaa maalinta Haweenka adduunka 8-da Maarso. Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha looga dabaaldegayo maalintaan, waxaana maanta magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabadoon Caan Ah Oo Lagu Dilay Masjid Ku Yaalla Magaalada Boosaaso Nin ku hubeysan Bistoolad ayaa waxa uu goor dhow masjid ku yaalla magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dilay nabadoon aad looga yaqaannay guud ahaan deegaannada Puntland. Nabadoonka la dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Caruur Horey Loogu Xukumay 6 Bil Oo Xabsi Ah Oo Lasii Daayay Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Maroodi-jeex, Somaliland ayaa maanta xukuntay in xorriyaddooda loo celiyo 20 caruurta darbi jiif ah, kuwaasi oo horey loogu xukumay 6 bilood oo xabsi ah. Mubaarik Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan ayaa maanta waxa uu ka dhacay nawaaxiga Taallada Xaawa Taako ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ku qarxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim “Farmaajo Wuxuu Caalamka u Muujiyey In Kenya Saxan Tahay” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo u warammay Goobjoog, wuxuu sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya uu ku fududaaday safarkii uu ku tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Dhawaqa qaraxan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo La Wareegaya Deegaannada Ay Isaga Baxeen Ciidanka Kenya Ee Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidankooda ay la wareegi doonaan deegaannada gobolka Gedo ee ciidanka Kenya isaga baxeen. Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xalay lala eegtay gaari dagaal oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa…