1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Xallisay Tabashadii Kalluumeysatada Boosaaso Maamulka Puntland ayaa sheegay iney xalliyeen tabashadii ay qabeen kallumeysatada ku dhaqan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland Faarax Cawaash ayaa sheegay in markii hore Kalluumeysatada loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Kenya Oo Heshiis Gaaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Ajandaha wada hadalladan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil “Madaxweynaha Waxa Uu Muujiyey Niyad Wanaagga Soomaaliya” (Dhageyso) Waxaa saacadihii ugu dambeeyey jirtay hadalhayn badan oo ku aaddan safarkii uu madaxweyne Farmaajo xalay ku tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda qaarkood waxay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diinaari “Dowladda Haku Adkeysato Go’aannadii Ay Ka Gaartay Dawacadda Kenya” (Dhageyso) Ambassador C/raxmaan Diinaari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay siyaasad deggan u isticmaashay dowladda Kenya kadib markii ay sheegeen iney jareen xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya. Waxa uu Diinaari oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Laga Filan Karaa Kulanka Madaxda Soomaaliya, Itoobiya Iyo Kenya? Dr Cali Saciid Maxamuud Kulane oo aad ula socda xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo guud ahaan geeska Africa ayaan wax ka weydiinnay waxa laga filan karo xilligan kulanka la filayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Soomaaliya, Itoobiya Iyo Kenya Oo Kulan Ku Leh Nairobi Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka dhaco kulan Saddex geesood ah, kaasi oo u dhaxeeya madaxda dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Abiy Axmed Oo Kulan Ku Leh Addis Ababa Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka soconaya kulan u dhaxeeya madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed. Madaxweyne Farmaajo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Oo u Digtay Puntland Somaliland ayaa sheegtay in Puntlad ay bilowday daandaansi ay ku dooneyso in mar kale dagaal dib uga dhex bilowdo Labada dhinac. Gaashaanle C/raxmaan C/laahi Xasan oo ah afhayeenka ciidanka Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ku Dhowaad 100 Qof Oo Lagu Qabtay Howlgallo Laga Sameeyey Gaalkacyo Ciidamada Puntland ayaa sameeyey howlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayo ammaanka, waxaana lagu soo qabtay ku dhowaad 100 qof oo dhallinyaro u badan. Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland Cismaan Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Qoysas Kasoo Cararay Al-shabaab Oo Soo Gaaray Deegaanka Awdiinle, Baay Boqolaal qoys oo kasoo barakacay deegaanno ka mid ah gobolka Baay ayaa gaaray deegaanka Awdiinle ee gobolkaasi. Cali Xuseen Cali oo ah guddoomiyaha deegaankaasi oo la hadlay Goobjoog wuxuu sheegay…