1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Iyo Guddoonada Baarlamaannada Carabta Oo Kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Dalka Jordan ayaa xalay ka qeyb galay Kulan ay yeesheen Guddoomiyaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Cawad Oo Baaq u Diray Wadamada Islaamka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka jeediyay khudbad kulanka 46,aad ee Golaha Wasiirrada Wadamada xubnaha ka ah Ururka Islaamka oo Jimcihii ka furmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Weeraray Villa Somalila Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa maanta kusoo dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Wararka ay heshay Goobjoog ayaa waxay sheegayaan in madaafiicdan ay ahaayeen illaa Shan, waxaana qaarkood ay ku dhaceen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM: Waxaan Dilnay 26 Al-shabaab Ah Qoraal kasoo baxay taliska ciidanka Maraykanka Africa ee AFRICOM ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo 1-dii bishan diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Iyo Dowladda Turkiga Oo Cambaareeyey Weerarkii Muqdisho War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutters ayaa lagu dhaleeceeyey weerarkii Al-shabaab ka fuliyeen wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Wuxuu uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga “Wasiirka Amniga Ha Is Caliso” Sidaasi Waxaa Yiri… Korneel Shariif Roobow oo ah khabiir dhanka ammaanka ah ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog News, waxa uu sheegay in mas’uuliyadda qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay qaadaneyso wasaaradda amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Laga Baadigoobayo Dhismayaashii Ku Bur-buray Qaraxii Muqdisho Kooxaha gurmadka ee gobolka Banaadir iyo dadweyne badan ayaa saakay waxa ay bilaabeen baadigoobka dad loo maleynayo iney ku hoos jiraan dhismayaashii ku bur-buray qaraxii habeen ka hor ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Dadkii Waxyeellada Kasoo Gaartay Weerarkii Muqdisho Al-shabaab ayaa xalay waxa ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen qarax xooggan iyo sidoo kale weerar toos ah. Qaraxan ayaa ka dhacay maqaayadda Hilaac UK oo ku dheggan Hotelka Makka Al-mukarrama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedyada Qaar Oo Ka Hadlay Weerarkii Muqdisho Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland,Koofur galbeed iyo Jubbaland, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ehelada Dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii Xalay ka dhacay Muqdisho. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Hiiraan Diyaarado dagaal ayaa xalay waxa ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, kuwaasi oo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Al-shabaab. Sida ay goob joogayaal sheegeen,…