Ra’iisul Wasaare Cumar “Xalka Siyaasiga Ayaa Ah Wadada Kaliya Ee Ammaan Waddanka Looga Dhallin Karo” Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo saxaafadda kula hadlay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kadib markii lasoo gabagabeeyay shirkii halkaasi uga socday Soomaalida iyo beesha caalamka ayuu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Askar Ka Wada Tirsan Koonfur Galbeed Oo Ku Dagaallamay Baydhabo Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku waramaya in askar ka wada tirsan maamulka Koonfur Galbeed ay maanta ku dagaallameen magaaladaasi. Inta la xaqiijiyay Seddax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobadii ugu Muhiimsanaa Heshiiska Mareykanka Iyo Ruushka Ee Xabad joojinta Dalka Suuriya Moscow iyo Washington ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin xabad joojin ah oo ay ka hirgelinayaan dalka Suuriya, laakiin heshiiskani ma khuseeyo labada urur ee kala ah Daacish iyo jabhadda Al-Nusrah iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Ka Hadlay Arrimo Ay Isla Meel Dhigeen Baarlamaanka Federaalka Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxa uu dib ugu laabtay Galmudug, isagoo howl shaqo u joogay magaalada Muqdisho, oo uu kaga qeyb galayey shirkii 15 Febraayo ee warbixintii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha 6-aad Heerka Sare Ee Soomaaliya Iyo Beesha Caalamka Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Istanbul Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu soo gabagabeeyo shirka Shirka Madasha 6-aad Heerka Sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka, kaasi oo madax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Oo Sheegtay In Ay Diyaar u Tahay Caawinta Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Talyaaniga Paolo Gentiloni oo ka qeybgalaya shirka madasha 6aad ee ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa sheegay in sanadkani uu muhiimad gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari Oo Ka Qeybgalay Shirkii Ugu Horreeyay Ee Madaxda Baarlamaannada Carabta Waxaa maanta ka furmaya dalka Masar shirkii 1-aad ee madaxda baarlamaanada Carabta, iyadoo ay ka qeyb galayaan 17 guddoomiye baarlamaan, iyo in ka badan 50 xubnood oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hoose Ee Istanbul Oo Magaalada Muqdisho Ugu Deeqday GaadiidKA Dadweynaha Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dowladda Hoose ee Istanbul ay ugu tabarucday gobalka Banaadir 30 gaari oo nooca dadweynaha ah. Odrugan oo ka hadlayey shir saxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabley Hubeysan Oo Nin Darawal Ah Ku Dilay Degmada Afmadow Ee J/hoose Dabley hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose ku dileen nin la sheegay inuu ka mid ahaa darawallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha ee halkaasi ka shaqeeya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhiggiisa Turkiga Oo Kulan Gaar Ah Ku Yeeshay Istanbul Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Istanbul. Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka…